{"id":176576,"date":"2023-01-25T16:03:03","date_gmt":"2023-01-25T13:03:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176576"},"modified":"2023-01-25T16:03:03","modified_gmt":"2023-01-25T13:03:03","slug":"howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"660\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA-300x198.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA-768x507.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA-696x459.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA-636x420.jpeg 636w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa xalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka bilowday howlgal cusub oo loogu magac daray qof iyo guri , kaa oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda loogana hortagayo kooxaha hubeesan iyo burcada.<\/p>\n<p>Howlgalkan cusub oo iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo nabad sugida ayaa ka bilowday dhoor degmo oo kuyaalla Muqdisho, waxaana howlgalkan lagu baarayaa guryaha sidoo kale meel la isugu geenayaa dadka laga shakiyo.<\/p>\n<p>Sida la shaaciyay howlgalkan cusub ayaa xalay ka bilowday degmooyinka loogu yeero bartamaha ee kala ah Boondheere, Warta nabbada , Xamarweyne, Shangaani iyo degmada Cabdicasiis.<\/p>\n<p>Guddoomiyaasha shanta degmo oo warbaahinta wadajir ula hadlay ayaa sheegay in ciidamada booliiska iyo nabad sugida iska kaashanayaan howlgalkan cusub, waxa ayna tilmaameen in howlgalka lagu baari doono guri kasta oo kuyaalla degmooyinkan.<br \/>\nGoobo gaar ah ayaa loo qorsheeyay in la isugu geeyo dadka lagu soo qabto howlgallada si baaris kaddib loosii daayo dadka dambiga lagu waayo, halka kuwa fal dambiyeed lagu helana loo sii gudbiyo goobo kale oo baaris dheeri ah lagula sameenayo.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa ujeedkiisu yahay in lagu sugo ammaanka magaalada Muqdisho loogana hortago kooxaha hubeesan ee dilalka geesta iyo sidoo kale kooxaha burcada iyo kuwa loo yaqaan ciyaal weerada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka bilowday howlgal cusub oo loogu magac daray qof iyo guri , kaa oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda loogana hortagayo kooxaha hubeesan iyo burcada. Howlgalkan cusub oo iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo nabad sugida ayaa ka bilowday dhoor degmo oo kuyaalla Muqdisho, waxaana howlgalkan lagu baarayaa guryaha sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka bilowday howlgal cusub oo loogu magac daray qof iyo guri , kaa oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda loogana hortagayo kooxaha hubeesan iyo burcada. Howlgalkan cusub oo iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo nabad sugida ayaa ka bilowday dhoor degmo oo kuyaalla Muqdisho, waxaana howlgalkan lagu baarayaa guryaha sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-25T13:03:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\",\"name\":\"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-25T13:03:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg\",\"width\":1000,\"height\":660},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa xalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka bilowday howlgal cusub oo loogu magac daray qof iyo guri , kaa oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda loogana hortagayo kooxaha hubeesan iyo burcada. Howlgalkan cusub oo iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo nabad sugida ayaa ka bilowday dhoor degmo oo kuyaalla Muqdisho, waxaana howlgalkan lagu baarayaa guryaha sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-25T13:03:03+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":660,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","name":"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg","datePublished":"2023-01-25T13:03:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/NISA.jpeg","width":1000,"height":660},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-qof-iyo-guri-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Howlgalka qof iyo guri oo ka bilowday Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176576"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176578,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176576\/revisions\/176578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176577"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}