{"id":176592,"date":"2023-01-26T15:03:57","date_gmt":"2023-01-26T12:03:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176592"},"modified":"2023-01-26T15:03:57","modified_gmt":"2023-01-26T12:03:57","slug":"axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/","title":{"rendered":"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176593\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"445\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid-300x167.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid-768x427.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid-696x387.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid-755x420.webp 755w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Askarigii hore ee booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI ama haddii uu sidaas sameyn waayo loo jaro warqad lagu soo xirayo.<\/p>\n<p>Amarkan ay soo saareen garsooreyaasha ayaa weji cusub u yeelay kiiska Axmed Rashiid, sida laga soo xigtay telefishinka Citizen ee ka hawl gala Kenya.<\/p>\n<p>Garsooraha maxkamadda sare Kanyi Kimondo ayaa Khamiista maanta ah amar ku siiyay booliska in Axmed Rashiid uu maro baaritaan caafimaad ka hor inta uusan maxkamadda horteeda uga jawaabin dambiga loo haysto.<\/p>\n<p>Sharci ahaan, garsoore Kimondo ayaa ka codsaday Qareenka Axmed Rashiid oo lagu magacaabo Dustan Omari inuu hubiyo in macmiilkiisu uu sameeyo baaritaanka caafimaadka si waafaqsan xeerarka dalka.<br \/>\n\u201cBaaritaan dhanka maskaxda ah ayaa shuruud lagama maarmaan ah looga dhigaa tuhmane kasta oo maxkamad dacwad dil ah looga soo oogo,\u201d Garsooraha maxkamadda sare Kanyi Kimondo ayaa sidaas ku yiri amarkiisa.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Omari ma uusan xaqiijin in macmiilkiisa uu diyaar u noqon doono baaritaanka caafimaadka ay ku amartay maxkamadda.<\/p>\n<p>Khamiista maanta ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 26 Janaayo, Axmed Rashid ayaa la filayey in fursad loo siiyo jawaab ka bixinta kiiska loo heysto ee ku saabsan dacwadda dilka labada wiil ee dhallinyarada ah ee lagu eedeeyay.<\/p>\n<p>Eedeymaha loo heysto Rashiid ayaa salka ku haya dilkii Jamaal Maxamed iyo Maxamed Daahir oo ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>\u201cAgaasinka danbi baarista (DCI) ayaa ku amray inuu isku soo dhiibo xafiisyadooda Gaarisa.\u201d<\/p>\n<p>\u201cHaddii uu ku guul darreyto se, DCI-da waxay sheegtay inay soo saari doonaan waaran lagu soo xirayo Axmed Rashiid.\u201d<\/p>\n<p>Xaakimka dacwada gacanta ku haya ayaa ilaa 9-ka Febraayo, 2023 dib u dhigay dhageysiga dacwada Axmed Rashiid.<\/p>\n<p>30-kii bishii lasoo dhaafay ee November ayuu Axmed Rashiid maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi ka codsaday in kiiskiisa dib u eegis lagu sameeyo, isagoo ku dooday in dacwadda ka dhanka ah ay ku hoos duugan yihiin dano gaar ah.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda dusha kala socota booliska Kenya (IPOA) iyo xafiiska dacwadda oogaha guud ayaa todobaadkii hore dalbatay in Axmed Rashiid uu hortago maxkamadda 8-da December, si uu uga jawaabo dacwadda loo haysto oo ah in March 2017 uu suuqa Islii ku toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askarigii hore ee booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI ama haddii uu sidaas sameyn waayo loo jaro warqad lagu soo xirayo. Amarkan ay soo saareen garsooreyaasha ayaa weji cusub u yeelay kiiska Axmed Rashiid, sida laga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Askarigii hore ee booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI ama haddii uu sidaas sameyn waayo loo jaro warqad lagu soo xirayo. Amarkan ay soo saareen garsooreyaasha ayaa weji cusub u yeelay kiiska Axmed Rashiid, sida laga soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-26T12:03:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/\",\"name\":\"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-26T12:03:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon","og_description":"Askarigii hore ee booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI ama haddii uu sidaas sameyn waayo loo jaro warqad lagu soo xirayo. Amarkan ay soo saareen garsooreyaasha ayaa weji cusub u yeelay kiiska Axmed Rashiid, sida laga soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-26T12:03:57+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/","name":"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp","datePublished":"2023-01-26T12:03:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/rashiid.webp","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-rashiid-ayaa-lagu-amray-in-uu-isku-soo-dhiibo-xafiiska-dambi-baarista-gaarisa-ee-dci\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Rashiid ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176592"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176594,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176592\/revisions\/176594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176593"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}