{"id":176601,"date":"2023-01-27T12:17:44","date_gmt":"2023-01-27T09:17:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176601"},"modified":"2023-01-27T12:17:44","modified_gmt":"2023-01-27T09:17:44","slug":"bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/","title":{"rendered":"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari"},"content":{"rendered":"<p>Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika iyo caalamka.<\/p>\n<p>\u201cDowlada Somalia wey soo dhoweyneysaa dilka iyo ugaarsiga kooxaha argagaxisada ah, gaar ahaan in madaxa laga guro hogaankooda oo halis weyn ku ah nabada Somalia, geeska afrika iyo caalamka\u201d ayuu La-taliyaha.<\/p>\n<p>Xuseen Shiikh Cali ayaa xusay in kooxda Daacish aysan saameyn badan ku laheyn Somalia marka la barbardhigo Al-shabaab balse ay tahay koox argagxiso ah oo mar walba la filan karo in halisteeda ay sare u kacdo.<br \/>\nMaraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah, hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sheegay in Al-Sudani ay la dhinten toban kale, inkastoo Maraykanku uu doonayey inuu qabto, balse ay maleeshiyaadka la joogay falcelis sameeyeen.<\/p>\n<p>Halwgalkan ayaa Maraykanku sheegay inaanay waxba ku noqonin ciidamada Maraykanka. Maraykanku waxay sheegeen inay fulinta howlgalkan ku wargeliyeen dawladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari. La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari. La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-27T09:17:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"862\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/\",\"name\":\"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-27T09:17:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp\",\"width\":862,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon","og_description":"Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari. La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-27T09:17:44+00:00","og_image":[{"width":862,"height":485,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/","name":"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp","datePublished":"2023-01-27T09:17:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/09b9ee410c32fb4987ef3ff52707b5ce.webp","width":862,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bilaal-al-sudani-oo-lagu-dilay-buuraha-calmis-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bilaal Al-Sudani oo lagu dilay Buuraha Calmis ee gobolka Bari"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176601"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176603,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176601\/revisions\/176603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176602"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}