{"id":176613,"date":"2023-01-28T13:14:53","date_gmt":"2023-01-28T10:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176613"},"modified":"2023-01-28T13:14:53","modified_gmt":"2023-01-28T10:14:53","slug":"daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176614\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garaadka Guud ee Beelaha Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in uu rabo in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay soo faragaliyaan arrinta Laascaanood. Garaad Cali oo waraysi siiyay Brit Somali TV, ayaa sheegay in uu Soomaaliya iyo Jabuuti ka codsanayo in ay soo kala gaadhaan iyaga iyo Somaliland, oo ay dhullooda uga saaraan waa sida uu hadalka u dhigaye. &#8220;Ama Jabuuti ha ahaato oo walaalaheen oo dariskeena ah, ama dowladan aanu ka tirsanahay ee federaalka ha ahaato, walaalayaalow inta waxani meesha ay marayaan ayna dhaafin, oo kumanaan ayna isku dhiman waad aragtaane dee qabta, oo dalkayaga nooga saara&#8221; ayuu yidhi Garaad Cali. Garaadka ayaa sheegay in uu Laascaanood muddo kadib ugu soo laabtay, si uu shacabka uga bad baadiyo xukun iyo maamul anay rabin, sida uu hadalka u dhigay, isla markaana ay isaga iyo garaadada kale dadaal kooda wadi doonaan inta uu halgan koodu guulaysanayo. Waxa kale oo uu sheegay in ay rabaan in ay ka fogaadaan in dhiig ku daato Laascaanood iyo deegaanada kale ee ay rabaan in ay maamulka ka dhistaan, isla markaana ay xukuumada Somaliland ka codsanayaan in ay ciidankeeda kala baxdo gobolka Sool iyo gobolada kale. Waxa uu sheegay in anay wax wadahadal ah la galayn xukuumada Somaliland ilaa oo ay Somaliland qirto in ay iyagu leeyihiin talada dhulka Sool, Sanaag iyo Cayn ee ay dagaan. Shirwaynaha garaadada, isimada iyo madax dhaqameedka kale ee kasoo jeeda gobolka Sool iyo qaybo kamid ah gobolada Sanaag iyo Cayn, ayaa maanta la filaya in uu si rasmi ah uga furmo Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"WARAYSI GAAR AH GARAAD JAAMAC GARAAD CALI #LAASCAANOOD.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NqLQzoDsOCw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaadka Guud ee Beelaha Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in uu rabo in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay soo faragaliyaan arrinta Laascaanood. Garaad Cali oo waraysi siiyay Brit Somali TV, ayaa sheegay in uu Soomaaliya iyo Jabuuti ka codsanayo in ay soo kala gaadhaan iyaga iyo Somaliland, oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176613","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaadka Guud ee Beelaha Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in uu rabo in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay soo faragaliyaan arrinta Laascaanood. Garaad Cali oo waraysi siiyay Brit Somali TV, ayaa sheegay in uu Soomaaliya iyo Jabuuti ka codsanayo in ay soo kala gaadhaan iyaga iyo Somaliland, oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-28T10:14:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-28T10:14:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg\",\"width\":660,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon","og_description":"Garaadka Guud ee Beelaha Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in uu rabo in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay soo faragaliyaan arrinta Laascaanood. Garaad Cali oo waraysi siiyay Brit Somali TV, ayaa sheegay in uu Soomaaliya iyo Jabuuti ka codsanayo in ay soo kala gaadhaan iyaga iyo Somaliland, oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-28T10:14:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg","datePublished":"2023-01-28T10:14:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638104761347623306.jpeg","width":660,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-iyo-geele-somaliland-ha-nooga-saaraan-dhulkayaga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh iyo Geele Somaliland ha nooga saaraan dhulkayaga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176613"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176615,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176613\/revisions\/176615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176614"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}