{"id":176632,"date":"2023-01-28T22:43:47","date_gmt":"2023-01-28T19:43:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176632"},"modified":"2023-01-28T22:43:47","modified_gmt":"2023-01-28T19:43:47","slug":"wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176633\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dilka Haweeneydaas ayaa ka dhacay degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p>Gabadhaan ayaa ka soo jeeday beesha Saruur ee Habargidir oo dhawaan bilowday guluf ka dhan ah Al-Shabaab, kuna guuleysatay inay kooxda ka xoreysato Xarardheere iyo deegaano kale oo ay degto.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa caan ku ah inay Muqdisho ka ugaarsadaan dadka ugu muhiimsan beelaha ay kala kulmaan kacdoonka, iyadoo la xasuusto beegsi ay horay kooxdu ugu sameysay beelo aan ka xusi karno Dir, Xawaadle iyo Saleebaan, kuwaas oo haldoor badan looga dilay Muqdisho.<\/p>\n<p>Koox bistoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay toogteen gabadhaan wasiiru dowlaha ka aheyd wasaaradda gaadiidka Galmudug, markii laga soo baxay salaadii cishaha ee caawa, waxayna ka baxsadeen goobta.<\/p>\n<p>Inkastoo Al-Shabaab looga gacan sareeyo dagaallada ka socda gobollada dalka oo dhul badan ay lumiyeen dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay, hadana kooxdu waxay weli awoodaa inay dilal qorsheysan ka fuliso gudaha caasimadda Muqdisho.<br \/>\nMuqdisho oo ah magaalada ugu muhiimsan dalka, qof kasta oo Soomaali ah oo aan deganeyn waa booqdaa, ama waa ku hamiyaan inuu tago, laakiin waxaa looga maara la\u2019yahay dilalka qorsheysan ee argagixisada, taas oo cabsi badan ku heysa shacab iyo masuul, qof kasta oo ku nool magaaladaan.<\/p>\n<p>Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa \u2018Garanwaa\u2019 u bixiyey kooxaha dila dadka ee hadana ku dhex dhuunta magaalada Muqdisho, wuxuuna iclaamiyey howlgal qof iyo guri ah, si loo aqoonsado Garanwaaga.<\/p>\n<p>Inkastoo ciidamada ammaanka ay dhaqdhaqaaq iyo xooraan intaba sameeyaan, hadana lama soo qabto kuwa dadka dila ee Muqdisho ku dhex dhuumaaleysta, taas oo xujo weyn ku ah dowladda Soomaaliya oo ku hamineysa in waayo dhow ay saaxada ka tir-tirto kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilka Haweeneydaas ayaa ka dhacay degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Gabadhaan ayaa ka soo jeeday beesha Saruur ee Habargidir oo dhawaan bilowday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilka Haweeneydaas ayaa ka dhacay degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Gabadhaan ayaa ka soo jeeday beesha Saruur ee Habargidir oo dhawaan bilowday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-28T19:43:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-28T19:43:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg\",\"width\":660,\"height\":417},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon","og_description":"Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilka Haweeneydaas ayaa ka dhacay degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Gabadhaan ayaa ka soo jeeday beesha Saruur ee Habargidir oo dhawaan bilowday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-28T19:43:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":417,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/","name":"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg","datePublished":"2023-01-28T19:43:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023128638105122178278093.jpeg","width":660,"height":417},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-katirsanaa-galmudug-oo-caawa-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir katirsanaa Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176632"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176634,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176632\/revisions\/176634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176633"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}