{"id":176640,"date":"2023-01-29T12:10:48","date_gmt":"2023-01-29T09:10:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176640"},"modified":"2023-01-29T12:10:48","modified_gmt":"2023-01-29T09:10:48","slug":"odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/","title":{"rendered":"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176641\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda Shabaab kadib markii ay ugu tageen degmada Xarardheere, kahor inta aysan soo gelin gacanta ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Odayaashan oo kala ah:-Sugaal Warsame Cali, Caliyare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale ayaa 27-kii December ee sanadkii tegay laga soo xiray gudaha degmada Cadaado, ayaga oo markaas uun ka yimid dhinaca Xarardheere oo ah halka uu heshiiska ka dhacay.<\/p>\n<p>Maxkamadeyntooda ayaa soo martay heerar kala duwan, waxayna horay maxkamadda uga sheegeen in heshiiska ay lasoo galeen Al-Shabaab \u201cuga dan lahaayeen furashada naftooda iyo ehelkooda\u201d hase yeeshe aysan ka aheyn wada-shaqeyn dhex-marta iyaga iyo kooxda.<\/p>\n<p>Sidoo kale dhegeysiga dacwadoodii ugu dambaysay ee kiiska Odayaasha ayaa dhacday 18-kii bishan waxayna ku doodayeen in reer ay wakiil ka ahaayeen.<br \/>\nQareenada u doodayay odayaashan ayaa sidoo kale Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ka hor sheegay in saddexdaan Oday aysan kusoo laaban laheyn Cadaado oo aheyd meeshii laga soo qabtay haddii uu sax ahaan lahaa heshiiska Shabaab.<\/p>\n<p>Intaas kadib Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo maanta go\u2019aanka ka dambeysta ku dhawaaqday ayaa saddexda Oday ku riddaymin 5 sano oo xabsi ciidan ah iyo sidoo kale il ku heynta Ciidamada Booliska, si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqooda.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa sidoo kale heysta fursad ay ku dalban karaan Rafcaan, haddii aysan ku qanacsaneyn go\u2019aanka kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada.<\/p>\n<p>Arrinta Odayaasha ayaa kasii dartay markii ay kooxda Al-Shabaab oo hore u baahisay heshiiska ay kula galeen magaca Beesha Reer Xaaji Saleebaan, waxaana ku qornaa inay ku heshiiyeen in Beesha ka hortimaado gulufka dagaal ee socda, kana saarto ciidanka iyo hubkeeda safafka hore ee dagaalka.<\/p>\n<p>Si kastaba, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa horey u mamnuucday in wax macaamil ah lala sameeyo kooxda Al-Shabaab, iskaba daa in heshiis lala soo galee, waxayna ballan-qaaday in tallaabo laga qaadi doono ciddii sidaas sameysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda Shabaab kadib markii ay ugu tageen degmada Xarardheere, kahor inta aysan soo gelin gacanta ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Odayaashan oo kala ah:-Sugaal Warsame Cali, Caliyare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda Shabaab kadib markii ay ugu tageen degmada Xarardheere, kahor inta aysan soo gelin gacanta ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Odayaashan oo kala ah:-Sugaal Warsame Cali, Caliyare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-29T09:10:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/\",\"name\":\"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-29T09:10:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda Shabaab kadib markii ay ugu tageen degmada Xarardheere, kahor inta aysan soo gelin gacanta ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Odayaashan oo kala ah:-Sugaal Warsame Cali, Caliyare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-29T09:10:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/","name":"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg","datePublished":"2023-01-29T09:10:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105611936820451.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-heshiis-lasoo-galay-alshabaab-oo-5-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukuntay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo 5 sano oo xabsi ah lagu xukuntay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176640"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176642,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176640\/revisions\/176642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176641"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}