{"id":176643,"date":"2023-01-29T12:24:28","date_gmt":"2023-01-29T09:24:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176643"},"modified":"2023-01-29T12:24:28","modified_gmt":"2023-01-29T09:24:28","slug":"daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176644\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png\" alt=\"\" width=\"1222\" height=\"796\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png 1222w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-1024x667.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-768x500.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-696x453.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-1068x696.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15-645x420.png 645w\" sizes=\"(max-width: 1222px) 100vw, 1222px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah culimadii dhawaan ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa maanta fadhigooda ugu tagay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo u sameeyey baraarujin.<\/p>\n<p>Culimadaan ayaa guddoonka golaha ka codsatay inay kalmado baraarujin ah ka hor jeediyaan xildhibaanada, sida uu kulankii maanta ka sheegay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Abshirow.<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Al-Waajidi oo ka mid ahaa culimadii maanta lagu casuumay kulankii xildhibaanada golaha shacabka ayaa ugu horeyn kulanka ka akhriyey Qur\u2019aan.<\/p>\n<p>Markii uu soo gabagabeeyey akhrinta Qur\u2019aanka ayuu jeediyey khudbad baraarujin ah, isagoo sheegay in xildhibaanada uu u sameeyey xirsi xir, \u2018Waxaan niyeystay inaan Golaha Shacabka Qur\u2019aan saaro, horay waxaan u Quraan saaray Madaxtooyada oo khilaaf ka jiray, si Sheydaanka iyo Jinigu uga baxo,\u201d Sheekh Xasan Al-Waajidi.<\/p>\n<p>Sheekh Xasan ayaa sheegay in hadda ka hor lagu casuumay madaxtooyada oo khilaaf adag uu ka taagan yahay, isla markaana uu Qur\u2019aan ku akhriyey, si sheydaanka uu uga xijaabo madaxda.<\/p>\n<p>\u201cWaa waajib i saran in aan dalka qur\u2019aan u akhriyo, habeen kale ayaan tegay iyadoo sidii uu khilaaf uga taagan yahay madaxtooyada, labada guri ee madaxweynaha iyo r\/wasaaraha ayaan qur\u2019aan la dhex istaagay, si khilaafka looga baxo, sababtoo umadii waa dhibaateysan tahay, madaxdiina waa dagaashan tahay,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Sheekh Xasan Al-waajidi.<\/p>\n<p>Shiiqa ayaa xildhibaanada xasuusiyey in dad Soomaaliyeed oo dowlad la\u2019aan ah ay sugayaan, isagoo kula dardaarmay inay khilaaf ka fogaadaan oo danta dalkooda ay ka fekeraan mar kasta.<\/p>\n<p>\u201cSoomaali hadaan nahay aqoonta diinta islaamka kaalinta ugu horeysa ayaan uga jirnaa, markii la joogo adduunka, gudaha dalka markii la joogo waa in muhiimad weyn la siiyo diinta islaamka, idinka dhan waxaan idinka codsaneynaa, in shareecada islaamka lagu maamulo dalkaan,\u201d ayuu yiri Sheekh Xasan Al-Waajidi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F707017284432895%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah culimadii dhawaan ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa maanta fadhigooda ugu tagay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo u sameeyey baraarujin. Culimadaan ayaa guddoonka golaha ka codsatay inay kalmado baraarujin ah ka hor jeediyaan xildhibaanada, sida uu kulankii maanta ka sheegay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Abshirow. Sheekh Xasan Al-Waajidi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah culimadii dhawaan ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa maanta fadhigooda ugu tagay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo u sameeyey baraarujin. Culimadaan ayaa guddoonka golaha ka codsatay inay kalmado baraarujin ah ka hor jeediyaan xildhibaanada, sida uu kulankii maanta ka sheegay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Abshirow. Sheekh Xasan Al-Waajidi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-29T09:24:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1222\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/\",\"name\":\"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png\",\"datePublished\":\"2023-01-29T09:24:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png\",\"width\":1222,\"height\":796},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah culimadii dhawaan ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa maanta fadhigooda ugu tagay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo u sameeyey baraarujin. Culimadaan ayaa guddoonka golaha ka codsatay inay kalmado baraarujin ah ka hor jeediyaan xildhibaanada, sida uu kulankii maanta ka sheegay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Abshirow. Sheekh Xasan Al-Waajidi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-29T09:24:28+00:00","og_image":[{"width":1222,"height":796,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/","name":"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png","datePublished":"2023-01-29T09:24:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-09.23.15.png","width":1222,"height":796},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-somaliya-oo-laquraan-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Baarlamanka Somaliya oo laquraan saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176643"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176645,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176643\/revisions\/176645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}