{"id":176649,"date":"2023-01-29T21:06:22","date_gmt":"2023-01-29T18:06:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176649"},"modified":"2023-01-29T21:06:22","modified_gmt":"2023-01-29T18:06:22","slug":"wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176650\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere uu yahay mid calaacal ah oo muujinaya tabar darida kooxda Al-shabaab heerka ay mareyso.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan xalay daawaday muuqaal uu iska duubay Cali Khawaarij oo xiran dharkii dawacadii wax wacdinaysay oo kale asagoo iska dhigaya nin u damqaya ganacsatada Soomaaliyeed, Mararka qaarna cataabaya asagoo ilgeeriyaad ka muuqdo! Cali Khawaarij hoteeladii iyo guryihii uu marka uu burburiyo \u201cAlxamdulillaah\u201d dhihi jirey sow ma ahayn hanti shacab Soomaaliyeed, xoolihii uu zakawaatka beenta ah uu ka qaadi jirey, baabuurtii shacabka ee ay gubeen ama dhaceen, guryaha ay miinooyinka ku xireen baad ay bixin waayeen awgeed iyo boqolaal gardarrooyin kale oo ay hantida umadda ku dhacayaan kuwaasoo dhami sow ma ahayn hanti umadeed&#8221; ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in hadalka Afhayeen Cali Dheere kasoo yeeray uu yahay mid ka keenay xanuunka iyo dharbaaxooyinka ay wajahayaan kooxdiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Cali Khawaarij dadka uu wax uu sheegayo ama isku dayayo inuu magacooda ku hadlo sida uu dhibkooda ugu farxi jirey iyo Alxamdulillaahidiisii miyuu ilaaway mise Cali waxa wareeriyey dharbaaxooyinka asaga iyo kooxdiisa soo gaaray. Si kastaba Cali Khawaarij calaacalkiisa iyo tabar-darradiisa waxaan leenahay Alxamdulillaah meeshii shacabku kula rabay ayaad ku socotaa&#8221; ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40.png\" alt=\"\" width=\"988\" height=\"1100\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40.png 988w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40-269x300.png 269w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40-920x1024.png 920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40-768x855.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40-696x775.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-29-at-18.05.40-377x420.png 377w\" sizes=\"(max-width: 988px) 100vw, 988px\" \/><\/p>\n<p>Ugu dambeyntii hadalka kasoo yeeray Afhyeenka Shabaab Cali Dheere ayaa ah mid kusoo beegmay, iyadoo dowladda Soomaaliya ay Al-shabaab ka xirtay 250 Akaano iyo 70 nambar oo ay ku qaadan jireen kooxda Lacagaha baada ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida. &nbsp; Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida. &nbsp; Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-29T18:06:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/\",\"name\":\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-29T18:06:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida. &nbsp; Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-29T18:06:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/","name":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg","datePublished":"2023-01-29T18:06:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023129638105803857478730.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-cali-khawaarij\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay Cali Khawaarij"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176649"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176652,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176649\/revisions\/176652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176650"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}