{"id":176676,"date":"2023-01-30T15:53:00","date_gmt":"2023-01-30T12:53:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176676"},"modified":"2023-01-30T15:53:00","modified_gmt":"2023-01-30T12:53:00","slug":"xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176677\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa\u2019iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta bishii march 2022.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga ayaa kasoo qabtay degmada Hilwaa gaar ahaan xaafadda suuqa xoolaha. waxay hay\u2019adda nabad sugiddu ogaatay inuu xiriir shaqo kala dhexeeyay madixii warbaahinta kooxda Daacish ahaana isku xeraha Daacishta Soomaaliya iyo tan kale Bilal-Alsudani.<\/p>\n<p>Bilaal ayaa dhawaan lagu dilay duqayn ka dhacday buuralayda gobolka Bari ee Puntland, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka.<\/p>\n<p>Haweeneydan ayaa la sheegay inay Daacish u qaabilsanayd marti gelin jirta xubnaha Daacish ee Muqdisho ku dhuumaalaysto iyo kuwa ku cusub.<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inay lacaga u dhexeeyo 100 illaa 200 teleefoonkeeda si joogta ah uga diri jirtay xubnaha Daacish ee howlgallada fuliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. &nbsp; Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa\u2019iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. &nbsp; Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa\u2019iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-30T12:53:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-30T12:53:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg\",\"width\":660,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. &nbsp; Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa\u2019iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-30T12:53:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/","name":"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg","datePublished":"2023-01-30T12:53:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106534262364529.jpeg","width":660,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-horjoogaha-daacish-ee-soomaaliya-oo-8-sano-oo-xabsi-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya oo 8 sano oo xabsi ah lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176676"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176678,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176676\/revisions\/176678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}