{"id":176679,"date":"2023-01-30T19:36:24","date_gmt":"2023-01-30T16:36:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176679"},"modified":"2023-01-30T19:36:24","modified_gmt":"2023-01-30T16:36:24","slug":"daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png\" alt=\"\" width=\"1548\" height=\"1180\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png 1548w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-300x229.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-1024x781.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-768x585.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-1536x1171.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-696x531.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-1068x814.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-551x420.png 551w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1548px) 100vw, 1548px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad ka qabsoomtay Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in argagixisada ay ka dambeyso dhibaatada ka taagan Laascaanood, taasi oo dishay haldoorkii magaalada, si la iskaga horkeeno shacabka iyo dowladda Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan doonayaa in aan halkan ka cadeeyo oo caalamka iyo cid walba u sheego dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay argagixisada caalamiga ah. Dhalinyarada iyo dadka mudahaaradka wada uma wadaan xumaan iyo naceyb ay u qabaan Jamhuuriyada Somaliland,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in argagixisada ay qorshe fog ka lahayd dilka haldoorkii gobolka iyo masuuliyiinta u shaqeynayay Somaliland, si loo wiiqo maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cArgagixisada muddo ayay qorshahaas shaadh walba usoo gashatay oo qeyb walba oo bulshada ah waa kula matalaya. Waxa iyaga u faa\u2019iido ah waxay doonayaan oo ah inay tooda oo qudha ku maamulaan hadba mushtamacaa fidnada ka dhex wadaan.\u201d<\/p>\n<p>Muuse Biixi ayaa argagixisada uu sheegay ku tilmaamay Khawaarij, wallow uusan carabaabin magaca kooxda ka dambeysa amni darada gobolka Sool, gaar ahaan Laascaanood.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxa uu rejo wanaagsan ka muujiyay shirka madax-dhaqameedka uga socda magaalada Laascaanood, kaasi oo uu sheegay in uusan ka duwanaan doonin kuwa hore u dhacay oo looga hortagayo fidno<\/p>\n<p>\u201cDowladda Somaliland oo maanta madaxdeeda ay halkaan fadhido waxaa diyaar u nahay dhibaato kasta oo jirta, waxkasta oo dowladda laga tirsanayo in si nabad ah oo loo siman yahay aynu kaga wada-hadalno, inaga oo mideysan aynu nabad xaalada kusoo celin.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina wuxuu sheegay in dowladda Somaliland ay kasoo horjeedo qofkasta oo balaayo iyo fidno ka dhex abuuraya bulshada, kana soo horjeeda nidaamka dowliga ah.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha Somaliland ayaa imanaya, xilli uu magaalada Laascaanood ka socdo shirweynaha Aayo-ka-talinta gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, oo ay ku dhan yihiin Isimada dhaqanka ee gobolladaasi, waxaana la filayaa in ay go\u2019aanno ka soo saaran arrinta magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMadaxtooyadaJSL%2Fvideos%2F948239559434757%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad ka qabsoomtay Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in argagixisada ay ka dambeyso dhibaatada ka taagan Laascaanood, taasi oo dishay haldoorkii magaalada, si la iskaga horkeeno shacabka iyo dowladda Somaliland. \u201cWaxaan doonayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad ka qabsoomtay Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in argagixisada ay ka dambeyso dhibaatada ka taagan Laascaanood, taasi oo dishay haldoorkii magaalada, si la iskaga horkeeno shacabka iyo dowladda Somaliland. \u201cWaxaan doonayaa in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-30T16:36:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-1024x781.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"781\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png\",\"datePublished\":\"2023-01-30T16:36:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png\",\"width\":1548,\"height\":1180},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad ka qabsoomtay Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in argagixisada ay ka dambeyso dhibaatada ka taagan Laascaanood, taasi oo dishay haldoorkii magaalada, si la iskaga horkeeno shacabka iyo dowladda Somaliland. \u201cWaxaan doonayaa in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-30T16:36:24+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":781,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00-1024x781.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png","datePublished":"2023-01-30T16:36:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-30-at-16.29.00.png","width":1548,"height":1180},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-dab-kusiishiday-xaalada-laasacaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi oo dab kusiishiday xaalada Laasacaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176679"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176681,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176679\/revisions\/176681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}