{"id":176685,"date":"2023-01-31T12:34:08","date_gmt":"2023-01-31T09:34:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176685"},"modified":"2023-01-31T12:34:08","modified_gmt":"2023-01-31T09:34:08","slug":"ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u24d8<\/p>\n<p>Haweeneyda Congress-ka ka tirsan ayaa sheegtay in lagu eedeynayo inay neceb tahay Yuhuudda. Waxayse sheegtay inay kala shaqeyso asxaabtayda iyo bulshadeeda si ay ula dagaallamto nacaybka Yahuudda.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar waxay ku dooday in ololaha lagaga saarayo guddiga uu yahay mid siyaasadaysan. Waxay sheegtay in qaar badan oo ka mid ah xubnahan aysan rumaysnayn in qof Muslim ah, qaxooti ah, Afrikaan ah, uusan xitaa joogin Congresska, iska daa inuu fursad u helo inuu ka mid noqdo guddiga arrimaha dibadda.&#8221;<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale iftiimisay odhaah Islaam nacayb ah oo ka soo yeedhay Wakiilka Georgia Marjorie Taylor Greene iyo Wakiilka Colorado Lauren Boebert. Waxayna kusoo oogtay dacwad Islaam nacayb.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, in Ilhaan Cumar laga tuuro Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka waxa ay u baahan tahay in ay u codeeyaan aqal Koongareeska Maraykanka.<\/p>\n<p>Tiro yar oo ka mid ah wakiilada Jamhuuriga ayaa si cad u sheegay inay ka soo horjeedaan isku dayga lagu doonayo in Ilhaan Cumar looga saaro guddigan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya. \u24d8 Haweeneyda Congress-ka ka tirsan ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya. \u24d8 Haweeneyda Congress-ka ka tirsan ayaa sheegtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-31T09:34:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/\",\"name\":\"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-31T09:34:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon","og_description":"Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya. \u24d8 Haweeneyda Congress-ka ka tirsan ayaa sheegtay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-31T09:34:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/","name":"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg","datePublished":"2023-01-31T09:34:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023131638107230673943216.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-la-iskudayayo-in-laga-saaro-guddiga-arrimaha-dibbada-maraykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhaan Cumar oo la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176685"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176685\/revisions\/176687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176686"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}