{"id":176691,"date":"2023-01-31T15:50:10","date_gmt":"2023-01-31T12:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176691"},"modified":"2023-01-31T15:50:10","modified_gmt":"2023-01-31T12:50:10","slug":"daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176692\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png\" alt=\"\" width=\"1246\" height=\"684\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png 1246w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-1024x562.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-768x422.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-696x382.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-1068x586.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31-765x420.png 765w\" sizes=\"(max-width: 1246px) 100vw, 1246px\" \/><\/p>\n<p>Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo.<\/p>\n<p>Garaad Cali, oo u jawaabayay madaxweyne Biixi ayaa sheegay in dadka shiraya anay argagixiso ahayn, wuxuuna inta ku daray in hadalka madaxweynuhu uu dhibaatadii hore ee jirtay sii hurinayo.<\/p>\n<p>&#8220;Waanu ka xunahay hadalkaa waxaanu cadaynaynaa in aanay argagixiso ahayn, dadka shiraya ee reer SSC ee ayaahooda ka tashanaya &#8230; ayna argagixiso ahayn, dhibaatooyinkii hore ee Muuse iyo maamulkiisu ay dadkan u gaysteen uun bay sii laba jibaaraysa&#8221; ayuu yidhi Garaad Cali.<\/p>\n<p>Garaadku ciidamada Somaliland ayuu argagixiso ku tilmaamay, waxaanu sheegay in anay jirin argagixiso aan ciidamada Somaliland ahayn oo gobolka joogta, waxaanu sheegay in dhibaato kasta oo gobolka ka dhacda ay u qabsan doonaan madaxweyne Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Waxaanu adduunka ugu baaqay in anay taageerin ciidamada Somaliland, isaga oo sheegay in taageeradii hore ee caalamku siinayay Somaliland ay dhibaato kasoo gaadhay shacabka ku dhaqan gobolada SSC, waxaanu sheegay in anay jirin argagixiso Sool joogta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland oo shalay ka hadlay xaalada gobolka Sool, ayaa sheegay in dilalkii ka dhacay Laascaanood ay kooxo argagixiso ah oo umada isku dirayaa fuliyeen, isla markaana waxa uu dhinaca kale shirka isimada SSC ka rajeeyay in ay kasoo baxdo talo nabadgalyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG DEG: Isimadda gobalada SSC oo ka jawaabay Hanjabaadii M\/weyne Muuse Biixi, sheegayna xog cusub.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SIMqqxCVRgE\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo. Garaad Cali, oo u jawaabayay madaxweyne Biixi ayaa sheegay in dadka shiraya anay argagixiso ahayn, wuxuuna inta ku daray in hadalka madaxweynuhu uu dhibaatadii hore ee jirtay sii hurinayo. &#8220;Waanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo. Garaad Cali, oo u jawaabayay madaxweyne Biixi ayaa sheegay in dadka shiraya anay argagixiso ahayn, wuxuuna inta ku daray in hadalka madaxweynuhu uu dhibaatadii hore ee jirtay sii hurinayo. &#8220;Waanu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-31T12:50:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1246\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"684\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png\",\"datePublished\":\"2023-01-31T12:50:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png\",\"width\":1246,\"height\":684},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","og_description":"Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo. Garaad Cali, oo u jawaabayay madaxweyne Biixi ayaa sheegay in dadka shiraya anay argagixiso ahayn, wuxuuna inta ku daray in hadalka madaxweynuhu uu dhibaatadii hore ee jirtay sii hurinayo. &#8220;Waanu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-31T12:50:10+00:00","og_image":[{"width":1246,"height":684,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","name":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png","datePublished":"2023-01-31T12:50:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot-2023-01-31-at-12.49.31.png","width":1246,"height":684},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-garaad-cali-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay Muuse Biixi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176691"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176693,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176691\/revisions\/176693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176692"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}