{"id":176697,"date":"2023-02-01T14:09:48","date_gmt":"2023-02-01T11:09:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176697"},"modified":"2023-02-01T14:09:48","modified_gmt":"2023-02-01T11:09:48","slug":"dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401-300x148.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401-324x160.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Ethoipia iyo Jabuuti ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeeddada imaatinkooda ayaa ah sidii loo taageeri lahaa gulufka dagaal ee dowladda Soomaaliya kula jirto kula jirto Alshabaab iyo sidii ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya uga qeyb qaadan lahaayeen.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daauud Aweys ayaa sheegay in madaxweynayaashu ay ka wada hadlayaan sidii caqabada Alshabaab iyo firxadkooda aanay saamayn ugu yeelan dalalka gobolka kuyaalla.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa muhiimad loo arkay in dagaalka argigixiaada aan lagu koobin Soomaaliya oo kaliya. Dalalka gobolka oo ay Soomaaliya ku jirto waxay muhiimad u arkeen danahooda amniga ee mustaqbalka, maadaama hadda uu gabaabsi yahay dagaalka argigixisada, ayuu yiri wasiirka warfaafinta.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay wasiirku in gabagabada shirkaan looga dhawaaqidoono iskaashi weyn oo dhinaca amniga ah, taasoo ah in ciidamada ATMIS ay si toos ah uga qeyb galaan dagaalka Shabaab ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena guud ahaan waxaa saakay xiran waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho sababa la xiriiira wafuuda imaanaysa. Wasiirka warfaafintu wuxuu sheegay hay&#8217;adaha amnigu inay ku taliyeen tallaabadan kadib qiimayn amni oo la sameeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Ethoipia iyo Jabuuti ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. &nbsp; Ujeeddada imaatinkooda ayaa ah sidii loo taageeri lahaa gulufka dagaal ee dowladda Soomaaliya kula jirto kula jirto Alshabaab iyo sidii ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya uga qeyb qaadan lahaayeen. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Ethoipia iyo Jabuuti ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. &nbsp; Ujeeddada imaatinkooda ayaa ah sidii loo taageeri lahaa gulufka dagaal ee dowladda Soomaaliya kula jirto kula jirto Alshabaab iyo sidii ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya uga qeyb qaadan lahaayeen. Wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-01T11:09:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-01T11:09:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg\",\"width\":660,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Ethoipia iyo Jabuuti ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. &nbsp; Ujeeddada imaatinkooda ayaa ah sidii loo taageeri lahaa gulufka dagaal ee dowladda Soomaaliya kula jirto kula jirto Alshabaab iyo sidii ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya uga qeyb qaadan lahaayeen. Wasiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-01T11:09:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/","name":"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg","datePublished":"2023-02-01T11:09:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108077038882401.jpeg","width":660,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya-oo-madaxweynayaashooda-maanta-ku-kulmaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya oo Madaxweynayaashooda maanta ku kulmaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176697\/revisions\/176699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}