{"id":176739,"date":"2023-02-02T12:39:46","date_gmt":"2023-02-02T09:39:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176739"},"modified":"2023-02-02T12:39:46","modified_gmt":"2023-02-02T09:39:46","slug":"geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/","title":{"rendered":"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176740\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg\" alt=\"\" width=\"797\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg 797w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-300x226.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-768x578.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-696x524.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-558x420.jpeg 558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 797px) 100vw, 797px\" \/><\/p>\n<p>Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu, ayaa lagu sheegay in xiisada Laascaanood ay ka urur ahaan ku abuurtay walaac, loona baahan yahay in xal nabadeed si looga gaaro fiiro gaar ah loo yeesho.<\/p>\n<p>\u201d Waxaanu soo qaadanayna xiisada ka dhawaanahan ka jirtay Laascaanood, taasi oo walaac abuurtay, marka la eego khasaaraha nafeed ee ka dhashay, xaalada Somaliland waxay u baahan tahay in fiiro gaar ah oo ku aadan heshiis nabadeed laga yeesho\u201d ayuu yiri Gebeyehu.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xoghayaha ayaa bogaadiyay dadaalo dhexdhexaadin ah oo uu madaxweynaha Jabuuti ka wado xiisada Laascaanood, waxaanu sheegay in ururku uu Geelle ku dhiirigalinayo in uu sii wado dhexdhexaadinta.<\/p>\n<p>\u201cHada IGAD waxay bogaadinaysa dadaalada dhexdhexaadineed ee ilaa hada uu sameeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxayna ku dhiirigalinaysa in uu sii wado dhexdhexaadinta\u201d ayuu yiri Gebeyehu.<\/p>\n<p>Todobaadyo ka hor Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa ka taagnaa xiisad u dhaxeeysay Ciidamada Somaliland iyo dadka shacabka ka ah ee ka careysnaa dilalka ka dhaca magalada, balse daka Shacabka oo kaashanaya Maleeshiyo beeleed ay Magaalada kala wareegeen Ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Magaalada laas-Caanood waxaa ka socda shir ay leeyihiin salaadiinta dhaqanka ee gobolada Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, kaas oo looga hadlayo masiirka siyaasadeed ee bulshada deegaanadan dagta uga socda isla magaalada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176741\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/warqadda.jpeg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/warqadda.jpeg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/warqadda-191x300.jpeg 191w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/warqadda-268x420.jpeg 268w\" sizes=\"(max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. War kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu, ayaa lagu sheegay in xiisada Laascaanood ay ka urur ahaan ku abuurtay walaac, loona baahan yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176740,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. War kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu, ayaa lagu sheegay in xiisada Laascaanood ay ka urur ahaan ku abuurtay walaac, loona baahan yahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-02T09:39:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"797\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/\",\"name\":\"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-02T09:39:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg\",\"width\":797,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon","og_description":"Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. War kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu, ayaa lagu sheegay in xiisada Laascaanood ay ka urur ahaan ku abuurtay walaac, loona baahan yahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-02T09:39:46+00:00","og_image":[{"width":797,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/","name":"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg","datePublished":"2023-02-02T09:39:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Geelle.jpeg","width":797,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geele-oo-bilaabay-dhex-dhexaandinta-hargaysa-iyo-laas-caanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Geele oo bilaabay dhex dhexaandinta Hargaysa iyo Laas-Caanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176739"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176742,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176739\/revisions\/176742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176740"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}