{"id":176820,"date":"2023-02-05T23:13:26","date_gmt":"2023-02-05T20:13:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176820"},"modified":"2023-02-06T12:55:17","modified_gmt":"2023-02-06T09:55:17","slug":"daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176827\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png\" alt=\"\" width=\"2112\" height=\"1184\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png 2112w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-300x168.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-1024x574.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-768x431.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-1536x861.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-2048x1148.png 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-696x390.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-1068x599.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-749x420.png 749w\" sizes=\"(max-width: 2112px) 100vw, 2112px\" \/><\/p>\n<p>Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa caawa baahisay Barnaamijka Gungaar oo lagu soo bandhigay xogta Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, si hoosana ula shaqey jiray kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Barnaamijkaan waxaa lagu soo bandhigay xogta dadkii uu dilay sarkaalkaan, sida lagu soo qabtay, sidii uu ula heshiiyey Al-Shabaab, sida uu ula shaqey jiray ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab, mar uu qiyaamay Al-Shabaab, saaxiibadii kala shaqey jiray arrimahaan iyo arrimo badan oo xasaasi ah.<\/p>\n<p>Sarkaalkaan oo ciidanka dowladda Soomaaliya ku soo biiray sanadkii 2,000 ayaa sheegay inuu Shabaab ugu shaqey jiray lacag dhan 500 oo dollar, iyadoo 1,000 la sii jiray markii ay fuliyaan howlgalka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in shaqada kaliya ee Al-Shabaab ay u qaba jireen ay aheyd fududeynta qaraxyada, markii la weydiiyey hanaankii uu ugu biiray Al-Shabaab wuxuu sheegay in isagu uu raadiyey.<\/p>\n<p>Kabtan Shariif ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka diidi jireen goobaha aysan u arkin inay qaraxyo gaarsii karaan, \u201cWaxaan kula heshiinay bishii 500 inay na siiyaan, markii aan qarax fududeynana 1,000\u201d ayuu yiri Kabtan Shariif.<\/p>\n<p>Qaraxyo ka dhacay dhowr goobood ayuu soo tiriyey isagoo xog ka bixiyey hanaankii u suurta geliyey inay goobo xasaasi ah qaraxyo gaarsiiyaan, \u201cHadii Xamar la is baaro oo dowladnimo shaqeyso miyuu qarax iska imaan lahaa, qof aan ID-ga dowladda heysan waxaba ma gudbi karo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hal mar oo qarax uu geeyey Moolka weyn ee Xamarweyne ayuu sheegay in la weydiiyey ID-card, isla markaana uu isticmaalay aqoonsigiisa Kabtanka, taas oo u fududeysay in gudaha uu geeyo qaraxaas.<\/p>\n<p>Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee lagu dilay saraakiishii qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka oo Gaalkacyo lagu laayey galab ay magaaladaas ka socotay soo dhaweynta R\/Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayuu ninkaan wax ka fududeeyey.<\/p>\n<p>Mar loo dhiibay gaari ay saaran yihiin seddax qori oo AK47 ah ayuu sheegay inuu kala gooyey, isla markaana goor-dambe uu dib ugu celiyey gaarigii, halka qoryihiina uu ku tegay.<\/p>\n<p>Sidoo kale nin xukun lagu riday oo ku jira Xabsiga Dhexe ee Xamar ayuu sheegay inuu ka iibiyey laba qori oo Hoobiye ah iyo rasaastooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshute%2Fvideos%2F8809458915762602%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa caawa baahisay Barnaamijka Gungaar oo lagu soo bandhigay xogta Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, si hoosana ula shaqey jiray kooxda Al-Shabaab. Barnaamijkaan waxaa lagu soo bandhigay xogta dadkii uu dilay sarkaalkaan, sida lagu soo qabtay, sidii uu ula heshiiyey Al-Shabaab, sida uu ula shaqey jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa caawa baahisay Barnaamijka Gungaar oo lagu soo bandhigay xogta Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, si hoosana ula shaqey jiray kooxda Al-Shabaab. Barnaamijkaan waxaa lagu soo bandhigay xogta dadkii uu dilay sarkaalkaan, sida lagu soo qabtay, sidii uu ula heshiiyey Al-Shabaab, sida uu ula shaqey jiray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-05T20:13:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-06T09:55:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-1024x574.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"574\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png\",\"datePublished\":\"2023-02-05T20:13:26+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-06T09:55:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png\",\"width\":2112,\"height\":1184},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon","og_description":"Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa caawa baahisay Barnaamijka Gungaar oo lagu soo bandhigay xogta Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, si hoosana ula shaqey jiray kooxda Al-Shabaab. Barnaamijkaan waxaa lagu soo bandhigay xogta dadkii uu dilay sarkaalkaan, sida lagu soo qabtay, sidii uu ula heshiiyey Al-Shabaab, sida uu ula shaqey jiray [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-05T20:13:26+00:00","article_modified_time":"2023-02-06T09:55:17+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":574,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16-1024x574.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/","name":"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png","datePublished":"2023-02-05T20:13:26+00:00","dateModified":"2023-02-06T09:55:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-05-at-20.14.16.png","width":2112,"height":1184},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kabtankii-gawaarida-qaraxyada-muqdisho-u-keeni-jiray-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kabtankii Gawaarida Qaraxyada Muqdisho u keeni jiray Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176820"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176820"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176843,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176820\/revisions\/176843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}