{"id":176831,"date":"2023-02-06T11:24:54","date_gmt":"2023-02-06T08:24:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176831"},"modified":"2023-02-06T11:24:54","modified_gmt":"2023-02-06T08:24:54","slug":"dagaal-kabilowday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dagaal kabilowday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka.<\/p>\n<p>Dagaalka oo hub kala duwan la isku adeegsanayo ayaa geystay khasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanka.<\/p>\n<p>Meydad ayaa la sheegay iney daadsan yihiin goobaha lagu dagaalamay qaarkood, halka dhaawacyo fara badana la gaarsiiyey goobaha Caafimaadka magaalada.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintay waxaa ka mid askar ka tirsanayd ciidanka ilaalada u ahaa Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub iyo Sarkaal magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cali Xirsi (Afgaab) oo ka tirsanaa Jabhadda SSC.<\/p>\n<p>Sido kale, Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cali Cabdirashiid ayaa sida la xaqiijiyay ku geeriyooday dagaalka<\/p>\n<p>Taliye Afgaab iyo Cali waxay ka mid ahaayeen dadka hormuudka u ahaa halganka Reer Laascaano ay kaga soo horjeedaan Somaliland.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsanaa waxgaradkii k shirsanaa Laascaanood ayaa ugu baaqay shacabka Laascaanood iney iska celiyaan ciidamada Somaliland \u201cDagaalka gala kuwa amarka sugaya oo aan dagaalka ku jirinow\u201d ayuu yiri Garaadka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kala helaya gurmadyo ciidan oo ka kala imanaya degaano kala duwan, wuxuuna dagaalkan u muuqdaa mid faraha ka sii baxaya oo dhalin kara khasaare aysan mahdin labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka. Dagaalka oo hub kala duwan la isku adeegsanayo ayaa geystay khasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanka. Meydad ayaa la sheegay iney daadsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka. Dagaalka oo hub kala duwan la isku adeegsanayo ayaa geystay khasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanka. Meydad ayaa la sheegay iney daadsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-06T08:24:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"455\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/\",\"name\":\"Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-06T08:24:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp\",\"width\":660,\"height\":455},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal kabilowday Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon","og_description":"Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka. Dagaalka oo hub kala duwan la isku adeegsanayo ayaa geystay khasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanka. Meydad ayaa la sheegay iney daadsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-06T08:24:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":455,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/","name":"Dagaal kabilowday Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp","datePublished":"2023-02-06T08:24:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Laas-caanood.webp","width":660,"height":455},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kabilowday-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal kabilowday Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176831"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176833,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176831\/revisions\/176833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176832"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}