{"id":176855,"date":"2023-02-07T12:42:37","date_gmt":"2023-02-07T09:42:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176855"},"modified":"2023-02-07T12:42:37","modified_gmt":"2023-02-07T09:42:37","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png\" alt=\"\" width=\"1332\" height=\"826\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png 1332w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-300x186.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-1024x635.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-768x476.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-696x432.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-1068x662.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-677x420.png 677w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02-356x220.png 356w\" sizes=\"(max-width: 1332px) 100vw, 1332px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in arrinta Laascaanood ay tahay mid siyaasadeed, xalkeedana ay tahay lagu raadiyo deganaan iyo wadahadal.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xalka uu ku jiro midnimada iyo in rabitaankooda loo daayo shacabka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMushkiladda ka taagan Sool iyo Sanaag xalkeedu waa xal siyaasadeed in si siyaasad ah loo xaliyo. Siyaasadda guud ee Soomaaliya iyo midnimadeeda lagu raadinayo ayaana xalka Sool &amp; Sanaag uu ku dhex jiraa\u201d ayuu yiri madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in la sameeyo xabad joojin, kadibna labada dhinac ay isugu yimaadaan miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro xaaladda Laascaanood.<\/p>\n<p>\u201cRabitaanka dadka hala ixtiraamo qorayga hala dhigo, xabadda hala joojiyo miiska hala\u2019isku yimaado oo hala wada-hadlo,\u201d ayuu markale yiri madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday xaalada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la dajiyo xaaladda, isla-markaana la ilaalinayo nabadda ay caanka ku tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu farriin u diray odayaasha dhaqanka ee maamulkaasi, isaga oo ka dalbaday inay qaataan doorkooda ku aadan sidii loo qaboojin lahaa xiisaddaasi siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cOdayaasha dhaqanka ha qaataan kaalinta ay leeyihiin oo ah kaalin nabadeed, haddana ay qaateen, waana ku boggaadinayaa,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F6097211403658209%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi. Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi. Madaxweyne Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-07T09:42:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"826\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png\",\"datePublished\":\"2023-02-07T09:42:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png\",\"width\":1332,\"height\":826},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi. Madaxweyne Xasan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-07T09:42:37+00:00","og_image":[{"width":1332,"height":826,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png","datePublished":"2023-02-07T09:42:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-07-at-09.42.02.png","width":1332,"height":826},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176855"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176857,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176855\/revisions\/176857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176856"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}