{"id":176869,"date":"2023-02-08T13:00:26","date_gmt":"2023-02-08T10:00:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176869"},"modified":"2023-02-08T13:01:59","modified_gmt":"2023-02-08T10:01:59","slug":"qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176870\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"551\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp 980w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef-696x391.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/p>\n<p>Ergeyga QM ee xuquuqda aadanaha Volker T\u00fcrk ayaa ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed in baaritaan madax-banaan, wax ku ool ah islamarkaana dhex-dhexaad ah lagu sameeyo dadka lagu dilay dagaalka magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Dagaalkaas oo qarxay Isniintii ayaa waxaa illaa hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen 40 qof, ayada oo ku dhowaad 140 kale ay ku dhaawacmeen, sida uu xaqiijiyey agaasimaha isbitaalka Laascaanood Axmed Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>\u201cUgu yaraan 20 qof ayaa la dilay, qiyaastii 119 kalena waa lagu dhaawacay \u2013 oo ay ka mid yihiin caruur \u2013 dagaalka u dhaxeeya ciidamada ammaanka iyo qabaa\u2019ilka deegaanka ee magaalada Laascaanood,\u201d ayuu yiri T\u00fcrk.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay inuu ka walaacsan yahay in isku dhacyada weli ay socdaan, ayna jiraan warbixino sheegaya khasaare dheeraad ah.<\/p>\n<p>\u201cDilalkan sharci-darrada ah ayaa imanaya hal bil kadib markii 20,000 oo qof ay barakiciyeen isku dhacyada Laasacaanood, kuwaas oo oo keeni kara barakac dheeraad ah, siina cusleyn kara xaaladda bani aadannimo ee gobolka.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa mas\u2019uuliyiinta inay sameeyaan baaritaan lagu kalsoonaan karo oo dhexdhexaad ah oo ku saabsan isku dhacyada si loo go\u2019aamiyo cidda mas\u2019uulka ka ah oo lagula xisaabtamo maxkamadeyn caddaalad ah, oo ay qeyb ka tahay burburka lasoo sheegay ee guryaha.\u201d<\/p>\n<p>Hadalka QM kasoo baxaya ayaa ah mid miisaan culus, wuxuuna imanaya ayada aoo ciidamada Somaliland horey loogu eedeeyey inay shacab ku dileen magaalada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood, islamarkaana aan la aqbali karin dhiigga shacabka Soomaaliyeed oo macno-darro ku daata.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in mushkiladda ka taagan Sool iyo Sanaag uu xalkeedu yahay mid siyaasadeed, islamarkaana uu ku dhex jiro siyaasadda guud ee lagu raadinayo midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cIn maanta rabitaanka dadka qori lagu xaliyo suurta-gal ah ma ahan, rabitaanka dadka ha la ixtiraamo, qoryaha hala dhigo xabadda ha la joojiyo, ha la wada hadlo, miiska wada-hadalka ha la isugu yimaado,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Shekeh.<\/p>\n<p>Waxa uu odayaasha dhaqanka iyo culimaa\u2019udiinka ugu baaqay inay nabadda ka taliyaan, ayna la hadlaan inta dagaaalka ku lugta leh, oo ay wiilasha qoryaha wata ka qaadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.france24.com\/en\/live-news\/20230207-at-least-20-killed-in-second-day-of-somaliland-clashes\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga QM ee xuquuqda aadanaha Volker T\u00fcrk ayaa ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed in baaritaan madax-banaan, wax ku ool ah islamarkaana dhex-dhexaad ah lagu sameeyo dadka lagu dilay dagaalka magaalada Laascaanood. Dagaalkaas oo qarxay Isniintii ayaa waxaa illaa hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen 40 qof, ayada oo ku dhowaad 140 kale ay ku dhaawacmeen, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176870,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ergeyga QM ee xuquuqda aadanaha Volker T\u00fcrk ayaa ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed in baaritaan madax-banaan, wax ku ool ah islamarkaana dhex-dhexaad ah lagu sameeyo dadka lagu dilay dagaalka magaalada Laascaanood. Dagaalkaas oo qarxay Isniintii ayaa waxaa illaa hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen 40 qof, ayada oo ku dhowaad 140 kale ay ku dhaawacmeen, sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-08T10:00:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-08T10:01:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"980\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-08T10:00:26+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-08T10:01:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp\",\"width\":980,\"height\":551},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon","og_description":"Ergeyga QM ee xuquuqda aadanaha Volker T\u00fcrk ayaa ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed in baaritaan madax-banaan, wax ku ool ah islamarkaana dhex-dhexaad ah lagu sameeyo dadka lagu dilay dagaalka magaalada Laascaanood. Dagaalkaas oo qarxay Isniintii ayaa waxaa illaa hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen 40 qof, ayada oo ku dhowaad 140 kale ay ku dhaawacmeen, sida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-08T10:00:26+00:00","article_modified_time":"2023-02-08T10:01:59+00:00","og_image":[{"width":980,"height":551,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/","name":"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp","datePublished":"2023-02-08T10:00:26+00:00","dateModified":"2023-02-08T10:01:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/5da8498604f8a5e370676fcd75633236f65a1fef.webp","width":980,"height":551},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-ku-baaqday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-dagaalka-lasacanod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dagaalka lasacanod"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176869"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176869"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176873,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176869\/revisions\/176873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176870"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}