{"id":176898,"date":"2023-02-09T12:21:02","date_gmt":"2023-02-09T09:21:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176898"},"modified":"2023-02-09T12:21:02","modified_gmt":"2023-02-09T09:21:02","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom (Boqortooyada Ingiriiska).<\/p>\n<p>Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Cabdulqaadir Axmedkheyr Cabdi, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ingiriiska, iyo sidoo kale dhaq-dhaqaaqa iyo Modelka Soomaaliyeed ee caanka ah Sabrina Dhowre iyo Saygeeda Jilaaga Idris Elba.<\/p>\n<p>Munaasabadan oo ah mid si weyn loo wada sugayay ayaa noqon doonta mid bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan UK ay baahi weyn u qabaan.<\/p>\n<p>Waxaa lagu tilmaamay inay tahay tallaabo lagu xoojinayo xiriirka Soomaaliya iyo Ingiriiska.<\/p>\n<p>Safaaradda ayaa taageero iyo kaalmooyin kala duwan u fidin doonta bulshada Soomaaliyeed, sida adeegyada qunsuliyadda, habaynta fiisaha iyo munaasabadaha dhaqanka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa furitaanka safaaradeeda magaalada London u aragta mid ka dhigan bog cusub oo u furmay xiriirka labada dal, waxayna rajeynaysaa in ay saameyn wanaagsan ku yeelan doonto bulshada Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK. &nbsp; Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom (Boqortooyada Ingiriiska). Xafladda furitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK. &nbsp; Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom (Boqortooyada Ingiriiska). Xafladda furitaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-09T09:21:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/\",\"name\":\"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-09T09:21:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon","og_description":"32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK. &nbsp; Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom (Boqortooyada Ingiriiska). Xafladda furitaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-09T09:21:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/","name":"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg","datePublished":"2023-02-09T09:21:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202329638115028955471866.jpeg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-london-oo-maanta-si-rasmi-ah-loo-furayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safaaradda Soomaaliya ee London oo maanta si rasmi ah loo furayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176898"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176898\/revisions\/176900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}