{"id":176928,"date":"2023-02-10T12:16:59","date_gmt":"2023-02-10T09:16:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176928"},"modified":"2023-02-10T12:16:59","modified_gmt":"2023-02-10T09:16:59","slug":"rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176929\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234-300x194.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234-649x420.jpeg 649w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kuso dhigay rag burcad ah oo kaarar been abuur ah ku dhacayay dadka barakacayaasha ah ee ku nool duuleedka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ragaan ay gacanta kusoo dhigeen Booliiska degmada Dharkeenleey oo ah sadax ruux ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir lagu sheegay iney dadka barakacayaasha u sheegayeen iney ka socdaan hay&#8217;adda ka shaqeeya arrimaha gargaarka.<\/p>\n<p>Sadaxdaan nin ayaa la sheegay in qoysaska barakacayaasha ah qoyskiiba ay ka qaadayeen lacag dhan $10 doolar, islamarkaana ay siinayeen kaarar been abuur ah ay ugu sheegayeen iney ku qaadan doonaan lacago ama raashiin.<\/p>\n<p>Ragaan burcada ah ayaa lagu xiray Saldhiga ciidamada Booliiska degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo la sheegay in lasoo taagi doono Maxkamad.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa mudooyinkii dambe kusoo kordhayay burcada sida xirfadeysan u dhacda ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kuso dhigay rag burcad ah oo kaarar been abuur ah ku dhacayay dadka barakacayaasha ah ee ku nool duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; Ragaan ay gacanta kusoo dhigeen Booliiska degmada Dharkeenleey oo ah sadax ruux ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kuso dhigay rag burcad ah oo kaarar been abuur ah ku dhacayay dadka barakacayaasha ah ee ku nool duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; Ragaan ay gacanta kusoo dhigeen Booliiska degmada Dharkeenleey oo ah sadax ruux ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-10T09:16:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-10T09:16:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg\",\"width\":660,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kuso dhigay rag burcad ah oo kaarar been abuur ah ku dhacayay dadka barakacayaasha ah ee ku nool duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; Ragaan ay gacanta kusoo dhigeen Booliiska degmada Dharkeenleey oo ah sadax ruux ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-10T09:16:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/","name":"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg","datePublished":"2023-02-10T09:16:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115942873960234.jpeg","width":660,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-kaarar-been-abuur-ah-ku-dhacayay-barakacayaasha-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag kaarar been abuur ah ku dhacayay Barakacayaasha Muqdisho oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176928"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176930,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176928\/revisions\/176930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176929"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}