{"id":176931,"date":"2023-02-10T12:22:53","date_gmt":"2023-02-10T09:22:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176931"},"modified":"2023-02-10T12:22:53","modified_gmt":"2023-02-10T09:22:53","slug":"mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/","title":{"rendered":"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176932\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp\" alt=\"\" width=\"2000\" height=\"2000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp 2000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-300x300.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-1024x1024.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-768x768.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-1536x1536.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-696x696.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-1068x1068.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square-420x420.webp 420w\" sizes=\"(max-width: 2000px) 100vw, 2000px\" \/><\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aqbali karin duqeymaha aan kala joogsiga laheyn ee lagu garaacayo shacabka Magaalada Laascaanood oo dagaalo ay ka socdaan maalintii 5aad<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika u qaabilsan Waaxda arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cDuqaymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah ee Laascaanood waa wax aan la aqbali karin waana in la joojiyo\u201dayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika.<\/p>\n<p>Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay inay waajib tahay inaan la carqaladeyn Gargaar Bini aadannimo oo la gaarsiiyo dadka uu saameeyay dagaalka, wuxuuna ku baaqay in wixii khilaaf ah wadahadal lagu dhameeyo.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa ku soo beegmaya xilli Maalintii shanaad oo xiriir ah uu Magaalada Laascaanood ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka oo diidan Maamulka Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 50 qof oo ay ku jiraan caruur haween iyo dad kale oo shacab ah ayaa laagu dilay dagaalka shanta maalmood ka socda Laascanood, waxaana ku dhaawacmay dad ku dhow 150 kale, welina ma jiraan calaamado muujinaya in dagaalku joogsanayo ama lagu kala adkaanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aqbali karin duqeymaha aan kala joogsiga laheyn ee lagu garaacayo shacabka Magaalada Laascaanood oo dagaalo ay ka socdaan maalintii 5aad Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika u qaabilsan Waaxda arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aqbali karin duqeymaha aan kala joogsiga laheyn ee lagu garaacayo shacabka Magaalada Laascaanood oo dagaalo ay ka socdaan maalintii 5aad Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika u qaabilsan Waaxda arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-10T09:22:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/\",\"name\":\"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-10T09:22:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp\",\"width\":2000,\"height\":2000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon","og_description":"Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aqbali karin duqeymaha aan kala joogsiga laheyn ee lagu garaacayo shacabka Magaalada Laascaanood oo dagaalo ay ka socdaan maalintii 5aad Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika u qaabilsan Waaxda arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-10T09:22:53+00:00","og_image":[{"width":2000,"height":2000,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/","name":"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp","datePublished":"2023-02-10T09:22:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/first_state_usa_square.webp","width":2000,"height":2000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-lama-aqbali-karo-duqeymaha-lagu-hayo-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka: Lama aqbali karo duqeymaha lagu hayo Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176931"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176933,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176931\/revisions\/176933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176932"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}