{"id":176934,"date":"2023-02-10T12:28:09","date_gmt":"2023-02-10T09:28:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176934"},"modified":"2023-02-10T12:28:46","modified_gmt":"2023-02-10T09:28:46","slug":"cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-176935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"513\" height=\"295\" \/><\/p>\n<p>Xog lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaysa in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Cabdirisaaq Khaliif, oo ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, ayada oo Cabdirisaaq Khaliif uu sida la sheegayo maamulka Muuse Biixi ka dalbaday in ciidamada laga saaro Gobolka Sool si loo helo jawi lagu billaabi karo wada-hadal.<\/p>\n<p>Si kastaba wararku tilmaamayaan in dalabkaas uu ku gacan-sayray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, islamarkaana ku adkaystay in ciidamada Somaliland sii joogayaan gobolka Sool.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Khaliif ayaa beel ahaan kasoo jeeda gobolka Sool ee xiisaddu ay ka taagan tahay, waana mid ka mid ah shaqsiyaadka ugu saameynta badan ee beesha Dhulbahante.<\/p>\n<p>Xiriir dhanka Taleefonka ah oo saacadihii la soo dhaafay dhawr jeer dhexmaray Muuse Biixi iyo Cabdirisaaq Khaliif ayaa la sheegayaa in uu isfaham la\u2019aan ku dhammaaday.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa ku sugan magaalada Laascaanood, halkaasi oo buuraha u dhow maalintii shanaad uu ka socdo dagaal u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada SSC ee deegaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa dhaliyey khasaare nafeed oo xooggan, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in dhimashada ay dhaaftay 40 qof, halka dhaawaca uu ka badan yahay 150.<\/p>\n<p>Ergeyga QM ee xuquuqda aadanaha Volker T\u00fcrk ayaa Arbacadii ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed in baaritaan madax-banaan, wax ku ool ah islamarkaana dhex-dhexaad ah lagu sameeyo dadka lagu dilay dagaalka magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>\u201cDilalkan sharci-darrada ah ayaa imanaya hal bil kadib markii 20,000 oo qof ay barakiciyeen isku dhacyada Laasacaanood, kuwaas oo oo keeni kara barakac dheeraad ah, siina cusleyn kara xaaladda bani aadannimo ee gobolka,\u201d ayuu yiri T\u00fcrk.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo galay maalintii afaraad, islamarkaana dhaliyey khasaare xooggan.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay xafiiska arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cDuqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka shacabka ah waa wax aan la aqbali karin, waana in la joojiyo. Waxaan ku baaqaynaa in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda Laascaanood.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay inay dalbaneyso \u201cBadbaadinta dadka shacabka, gargaarka bani\u2019aadannimo oo aan la carqaladayn iyo xiisadda oo si nabad ah iyo wada-xaajood lagu xaliyo.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaysa in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Cabdirisaaq Khaliif, oo ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, ayada oo Cabdirisaaq Khaliif uu sida la sheegayo maamulka Muuse Biixi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xog lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaysa in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Cabdirisaaq Khaliif, oo ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, ayada oo Cabdirisaaq Khaliif uu sida la sheegayo maamulka Muuse Biixi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-10T09:28:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-10T09:28:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"296\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"170\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/\",\"name\":\"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-10T09:28:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-10T09:28:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg\",\"width\":296,\"height\":170},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon","og_description":"Xog lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaysa in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Cabdirisaaq Khaliif, oo ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, ayada oo Cabdirisaaq Khaliif uu sida la sheegayo maamulka Muuse Biixi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-10T09:28:09+00:00","article_modified_time":"2023-02-10T09:28:46+00:00","og_image":[{"width":296,"height":170,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/","name":"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg","datePublished":"2023-02-10T09:28:09+00:00","dateModified":"2023-02-10T09:28:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-1.jpeg","width":296,"height":170},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kala-tegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo kalategay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176934"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176934"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176937,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176934\/revisions\/176937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176935"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}