{"id":176968,"date":"2023-02-13T13:50:50","date_gmt":"2023-02-13T10:50:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176968"},"modified":"2023-02-13T13:51:12","modified_gmt":"2023-02-13T10:51:12","slug":"daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176969\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-1536x1024.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-2048x1366.webp 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hoggaanka culumada la shaqeysa dowladda ee Muqdisho ku nool ayaa ka sheekeeyey wadahadal ku saabsan xaaladda dalka oo dhex maray isaga iyo Fahad Yaasiin, xiligii uu talada haayey Farmaajo.<\/p>\n<p>Sheekh Cali ayaa sheegay in wadahadalkaan uu dhex maray markii ay labo sano joogtay dowladdii Farmaajo, isla markaana uu uga digay dhamaan wixii ku dhacay ee ku kalifay inay talada dalka ku fashilmaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in habeen uu Fahad u yeeray oo gurigiisa uu kula kulmay, isla markaana uu kala sheekeystay xaaladda dalka, isagoo ka dalbaday in aragtidiisa ku aadan sida ay dalka u maamulayaan uu la wadaago.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis ayaa ku faanay in habeenkaas uu Fahad Yaasiin uga digay waxa dhici doona hadii ay talada dalka sidaas ku sii wadaan oo ugu dambeyntii ay garoonka ka dhoofi doonaan, iyagoo dhuumaaleysanaya.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayuu sheegay in xiligaas uu aad u rabay talada dadka waxgaradka ah, balse ma uusan qaadan talooyinkii uu siiyey sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Fahad Yaasiin uu u sheegay dhowr qodob oo ay ku liitaan iyo qodobo ay ku fiican yihiin, balse sida ay ku socdaan ay khatar ku tahay.<\/p>\n<p>Qodobada ay ku liiteen ee Sheekh Cali uu u sheegay Fahad Yaasiin ayaa waxaa ka mid ahaa in qabaa\u2019ilka ay ka xushaan siyaasiyiinta ugu liita, isagoo markaas tusaale u soo qaatay xubnihii beeshiisa ku metelaayey dowladda, inkastoo uu ka gaabsaday inuu tiro magacyadooda.<\/p>\n<p>\u201cFahad waxaa si cad u dhahay dib dambe la idiin doora maayo, sababtoo ah ma heysaan wadadii aad ku soo laabaneyseen, laakiin waxaan ka baqaa in dalka aad isaga carartaan marka ugu dambeysa, siyaasigii xilka wareejiya ee dalkiisa ku noolaada waa guuleystay, laakiin waxaan ka baqaa inaad dalka isaga carartaan,\u201d ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.<\/p>\n<p>Sheekh Cali oo wareysigaan siiyey Weriye lagu magacaabo Maxamed Cali Faracade ayaa tiriyey 7 qodob oo sida uu sheegay uu Fahad Yaasiin la wadaagay habeenkaas, seddax arrimood oo ay ku liiteen, seddax ay ku roonaayeen iyo hal uu ka baqaayey, 7-daas qodob ayuu sheegay in Fahad u kala saarsaaray habeenkaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FShacabka123%2Fvideos%2F6291234777566831%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hoggaanka culumada la shaqeysa dowladda ee Muqdisho ku nool ayaa ka sheekeeyey wadahadal ku saabsan xaaladda dalka oo dhex maray isaga iyo Fahad Yaasiin, xiligii uu talada haayey Farmaajo. Sheekh Cali ayaa sheegay in wadahadalkaan uu dhex maray markii ay labo sano joogtay dowladdii Farmaajo, isla markaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hoggaanka culumada la shaqeysa dowladda ee Muqdisho ku nool ayaa ka sheekeeyey wadahadal ku saabsan xaaladda dalka oo dhex maray isaga iyo Fahad Yaasiin, xiligii uu talada haayey Farmaajo. Sheekh Cali ayaa sheegay in wadahadalkaan uu dhex maray markii ay labo sano joogtay dowladdii Farmaajo, isla markaana uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-13T10:50:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-13T10:51:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-13T10:50:50+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-13T10:51:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon","og_description":"Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hoggaanka culumada la shaqeysa dowladda ee Muqdisho ku nool ayaa ka sheekeeyey wadahadal ku saabsan xaaladda dalka oo dhex maray isaga iyo Fahad Yaasiin, xiligii uu talada haayey Farmaajo. Sheekh Cali ayaa sheegay in wadahadalkaan uu dhex maray markii ay labo sano joogtay dowladdii Farmaajo, isla markaana uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-13T10:50:50+00:00","article_modified_time":"2023-02-13T10:51:12+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/","name":"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp","datePublished":"2023-02-13T10:50:50+00:00","dateModified":"2023-02-13T10:51:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Cali-Wajiis-scaled-1.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-wajiis-oo-shaaciyey-arrimo-uu-fahad-yaasiin-uga-digay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis oo shaaciyey arrimo uu Fahad Yaasiin uga digay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176968"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176968"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176971,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176968\/revisions\/176971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176969"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}