{"id":176972,"date":"2023-02-14T03:57:40","date_gmt":"2023-02-14T00:57:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176972"},"modified":"2023-02-14T14:21:40","modified_gmt":"2023-02-14T11:21:40","slug":"somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176974\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedaysay in uu ka danbeeyo qorshaha amni darada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku sheegay in qaar kamid ah ciidamadii uu Farmaajo u diray tababarada ay ka dagaalamayaan Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Qorshaha Somaliland lagu khal khal galinayo sannado badan ayuu soo socday, isagoo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo uu ciidamo tababar ugu diray Eriteriya iyo Turkiga, si ay Somaliland ula dagaalamaan, hubkii Soomaaliya loogu deeqay ayaa Somaliland lagula dagaalamayaa&#8221; ayuu yidhi Caateeye.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa marar kala duwan sheegtay in kooxo argagixiso ah, iyo ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay dagaalka Laascaanood lug ku leeyihiin, taasi oo Puntland iyo Al Shabaab beeniyeen.<\/p>\n<p>Dagaalka Laascaanood ayaa soconaya maalintii 8aad oo xidhiidha, walina ma muuqato wax waan waan ah, oo lagu joojinayo dagaalka, xukuumada Somaliland ayaa ku baaqday xabad joojin, lakiin dhinac yada ayuu midba mid ka kale ku eedaynaya in aanu dacad ka ahayn xabad joojinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedaysay in uu ka danbeeyo qorshaha amni darada Laascaanood. &nbsp; Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku sheegay in qaar kamid ah ciidamadii uu Farmaajo u diray tababarada ay ka dagaalamayaan Laascaanood. &#8220;Qorshaha Somaliland lagu khal khal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedaysay in uu ka danbeeyo qorshaha amni darada Laascaanood. &nbsp; Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku sheegay in qaar kamid ah ciidamadii uu Farmaajo u diray tababarada ay ka dagaalamayaan Laascaanood. &#8220;Qorshaha Somaliland lagu khal khal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-14T00:57:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-14T11:21:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/\",\"name\":\"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-14T00:57:40+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-14T11:21:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedaysay in uu ka danbeeyo qorshaha amni darada Laascaanood. &nbsp; Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku sheegay in qaar kamid ah ciidamadii uu Farmaajo u diray tababarada ay ka dagaalamayaan Laascaanood. &#8220;Qorshaha Somaliland lagu khal khal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-14T00:57:40+00:00","article_modified_time":"2023-02-14T11:21:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/","name":"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg","datePublished":"2023-02-14T00:57:40+00:00","dateModified":"2023-02-14T11:21:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023213638118974456478170.jpeg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-farmaajo-ku-eedaysay-in-uu-hurinayo-colaada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176972"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176975,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176972\/revisions\/176975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176974"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}