{"id":177002,"date":"2023-02-15T12:25:16","date_gmt":"2023-02-15T09:25:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177002"},"modified":"2023-02-15T12:25:16","modified_gmt":"2023-02-15T09:25:16","slug":"kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/","title":{"rendered":"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177003\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka, kasoo uu baneeyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kursigaan oo tirsigiisu yahay HOP 203 ayaa doorashadiisa waxaa isku diiwaan galiyay oo Maanta ku tartamay Musharaxiinta kala aha Xasan Hurre Ugaas iyo Cabdullaahi Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p>Dooraashada kursiga HOP 203 ayaa waxaa kusoo baxay Xasan Hurre Ugaas oo si gacan taag ah loogu codeeyay, kadib marku tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa Cabdullaahi Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p>Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashada kuraasta ka banaan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya waxay sheegeen in dhawaan lasoo buuxin doono kuraasta ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kursigaan Maanta doorashadiisa ka dhacday Kismaayo ayaa noqonaya kursigii labaad oo doorashadiisa dib loo qabto, iyadoo 1-dii bishaan Febraayo guddiga ku meel gaarka ah ee Baarlamaanka u qaabilsan qabashada doorashada kuraasta ka banaan Golaha shacabka ay magaalada Dhuusamareeb ku qabteen kursiga sumadiisu tahay HOP 147 oo uu baneeyay Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda &amp; sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad, waxaana kusoo baxay kursigaas Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177003\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177004\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297486169121.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297486169121.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297486169121-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297486169121-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka, kasoo uu baneeyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. &nbsp; Kursigaan oo tirsigiisu yahay HOP 203 ayaa doorashadiisa waxaa isku diiwaan galiyay oo Maanta ku tartamay Musharaxiinta kala aha Xasan Hurre Ugaas iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka, kasoo uu baneeyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. &nbsp; Kursigaan oo tirsigiisu yahay HOP 203 ayaa doorashadiisa waxaa isku diiwaan galiyay oo Maanta ku tartamay Musharaxiinta kala aha Xasan Hurre Ugaas iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-15T09:25:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/\",\"name\":\"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-15T09:25:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka, kasoo uu baneeyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. &nbsp; Kursigaan oo tirsigiisu yahay HOP 203 ayaa doorashadiisa waxaa isku diiwaan galiyay oo Maanta ku tartamay Musharaxiinta kala aha Xasan Hurre Ugaas iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-15T09:25:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/","name":"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg","datePublished":"2023-02-15T09:25:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120297934260972.jpeg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-uu-baneeyay-uu-baneeyay-xamza-oo-dib-loodoortay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kursigii uu baneeyay uu baneeyay Xamza oo dib loodoortay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177002"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177005,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177002\/revisions\/177005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177003"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}