{"id":177016,"date":"2023-02-16T01:36:09","date_gmt":"2023-02-15T22:36:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177016"},"modified":"2023-02-16T01:36:09","modified_gmt":"2023-02-15T22:36:09","slug":"daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177017\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laascaanood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan magaalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kadib shir uu madaxweyne Biixi shalay la yeeshay odayaasha dhaqanka Somaliland, waxa laysla qaatay in isimada dhaqanka Somaliland ay tagaan gobolka Sool, oo ay la hadlaan isimada dhaqanka ee Laascaanood ku sugan, sida Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici shaaciyay.<\/p>\n<p>&#8220;Dhibta Sool taalaa way dhamaanaysa, shaydaan ayaa ka adeegay, anagu hadaanu xukuumadii nahayna waxaanu dirnay dhaqankii Somaliland, oo u tagaya walaalahooda garaadada Somaliland ee reer Laascaanood&#8221; ayuu yidhi Saylici.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenku waxa uu sheegay in isimada dhaqanku ay Sool u tagi doonaan ergo ahaan, waxaanu garaadada reer Sool ka codsaday in ay ogolaadaan ergada oo ay usoo fadhiistaan, isla markaana dhibaato kasta oo jirta laga wadahadlo.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan ku dhawaaqday xabad joojin, waxayna sheegtay in ay rabto in colaada Laascaanood lagu dhameeyo si nabada, madaxweynaha ayaana shirar la qaatay xisbiyada mucaaradka, ururada iyo bahda dhaqanka kuwaasi oo kuligood taageeray in khilaafka lagu xaliyo hab nabada.<\/p>\n<p>Isimada dhaqanka ee Laascaanood ku sugan ayaa dhankoodu sheegay in ay doonayaan in xabada la joojiyo lakiin marka hore ciidanka Somaliland magaalada laga fogeeyo, isla markaana xabad joojinta ayaan ilaa hada fulin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Maxay Tahay Ergada Somaliland Udirtay Dagaalka Laascanood?\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lAWsiuj1pR8\" width=\"980\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laascaanood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan magaalada. &nbsp; Kadib shir uu madaxweyne Biixi shalay la yeeshay odayaasha dhaqanka Somaliland, waxa laysla qaatay in isimada dhaqanka Somaliland ay tagaan gobolka Sool, oo ay la hadlaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laascaanood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan magaalada. &nbsp; Kadib shir uu madaxweyne Biixi shalay la yeeshay odayaasha dhaqanka Somaliland, waxa laysla qaatay in isimada dhaqanka Somaliland ay tagaan gobolka Sool, oo ay la hadlaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-15T22:36:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-15T22:36:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laascaanood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan magaalada. &nbsp; Kadib shir uu madaxweyne Biixi shalay la yeeshay odayaasha dhaqanka Somaliland, waxa laysla qaatay in isimada dhaqanka Somaliland ay tagaan gobolka Sool, oo ay la hadlaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-15T22:36:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg","datePublished":"2023-02-15T22:36:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023215638120508366527652.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-bahda-dhaqanka-u-xil-saartay-xalinta-colaada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Somaliland oo bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177016"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177018,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177016\/revisions\/177018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}