{"id":177051,"date":"2023-02-16T21:00:25","date_gmt":"2023-02-16T18:00:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177051"},"modified":"2023-02-16T21:00:25","modified_gmt":"2023-02-16T18:00:25","slug":"daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177052\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539-300x161.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in garaadada ku sugan Laascaanood ay qaateen xabad joojinta, isla markaana ay la kulmayaan madax dhaqameedka Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulan lagaga tashanayay xaalada Laascaanood oo ay kasoo qaybgaleen shirguddoonka golaha guurtida, madaxweyne-ku-xigeenno hore, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin, culimaa\u2019udiin, , ganacsato, haween, aqoonyahan, dhallinyaro iyo badiba haldoorka iyo waxgaradka Somaliland ayuu Biixi ka sheegay in isimadu ay qaateen xabad joojinta.<\/p>\n<p>&#8220;Garaadadu dhankooda xabad joojintii way qaateen oo ciidankoodii amar way siiyeen intan ogahay, lakiin dad shacab ah oo hub gacanta u galay, in badan oo aan maqlayn oo jiidhaysa ayaa jirta&#8221; ayuu yidhi madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ciidanku si nabada xeryahooda u joogayan, isaga oo sheegay in dadka reer Laascaanood iyo dadka kale ee reer Somaliland ay yihiin dad walaalo ah, isla markaana ay qaateen in ay si nabadgalyo ah colaada ku dhameeyaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in uu howsha u xilsaaray madax dhaqameedka Somaliland &#8220;Madax dhaqameedka waxan idhi 20 kiina waa wayni is raaa, calan cad qaada, Laascaanood taga ha laydinku laayee, markasay nabadu imanaysaaye &#8230; wayna ku baxayaan, waan u diyaar&#8221;.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu sheegay in garaadada Laascaanood ku sugani ay codsadeen in shirka nabadu Yagoori ka furmo, lakiin Garaad Jaamac Garaad Cali oo Gaylan Media u waramay, ayaa gabi ahaanba beeniyay in uu jiro shir Yagoori ka furmaya.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu sheegay in reer Somaliland anay kala adkaadaan karin, isna xaqiri karin, oo ay yihiin walaalo is khilaafay, khilaaafkana ay iskaga imanayaan, oo aan la ogolaan doonin in khasaare danbe dhaco.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fslntvone%2Fvideos%2F595861831971835%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in garaadada ku sugan Laascaanood ay qaateen xabad joojinta, isla markaana ay la kulmayaan madax dhaqameedka Somaliland. &nbsp; Kulan lagaga tashanayay xaalada Laascaanood oo ay kasoo qaybgaleen shirguddoonka golaha guurtida, madaxweyne-ku-xigeenno hore, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin, culimaa\u2019udiin, , ganacsato, haween, aqoonyahan, dhallinyaro iyo badiba haldoorka iyo waxgaradka Somaliland ayuu Biixi ka sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177052,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in garaadada ku sugan Laascaanood ay qaateen xabad joojinta, isla markaana ay la kulmayaan madax dhaqameedka Somaliland. &nbsp; Kulan lagaga tashanayay xaalada Laascaanood oo ay kasoo qaybgaleen shirguddoonka golaha guurtida, madaxweyne-ku-xigeenno hore, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin, culimaa\u2019udiin, , ganacsato, haween, aqoonyahan, dhallinyaro iyo badiba haldoorka iyo waxgaradka Somaliland ayuu Biixi ka sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-16T18:00:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/\",\"name\":\"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-16T18:00:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in garaadada ku sugan Laascaanood ay qaateen xabad joojinta, isla markaana ay la kulmayaan madax dhaqameedka Somaliland. &nbsp; Kulan lagaga tashanayay xaalada Laascaanood oo ay kasoo qaybgaleen shirguddoonka golaha guurtida, madaxweyne-ku-xigeenno hore, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin, culimaa\u2019udiin, , ganacsato, haween, aqoonyahan, dhallinyaro iyo badiba haldoorka iyo waxgaradka Somaliland ayuu Biixi ka sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-16T18:00:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/","name":"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg","datePublished":"2023-02-16T18:00:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023216638121407141399539.jpeg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaadadu-dhankooda-xabad-joojinta-way-qaateen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177051"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177053,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177051\/revisions\/177053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177052"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}