{"id":177054,"date":"2023-02-17T13:09:07","date_gmt":"2023-02-17T10:09:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177054"},"modified":"2023-02-17T13:09:07","modified_gmt":"2023-02-17T10:09:07","slug":"xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku baaqay in ciidamada dul fadhiya magaalada Laascaanood laga dulaado, si ay u dhaqan gasho xabbad joojintii lagu dhawaaqay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse ayaa sidoo kale ku baaqay in la wada hadlo oo reer Laascaanood laga qanciyo tabashadooda.<\/p>\n<p>Wuxuu shacabka reer Laascaanood ugu baaqay iyagana inay aqbalaan xabbad joojinta, una diyaar garoobaan inay si nabad galyo ah miiska wada hadalka u yimaadaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa dhibaatada Laascaanood ku tilmaamay inay lamid tahay dhibaatadii ka dhacday magaalada Hargeysa sanadkii 1988, xilligaas oo dowladdii milatarigu ay ka geysatay duqayn, dil iyo barakacin.<\/p>\n<p>Xamse wuxuu sheegay in aan la aan aqbali karin in dhibaatadii Hargeysa waqtigaas ku dhacday uu mid lamid ah maamulkoodu ka geysto isla meel kamid ah waqooyiga dalka.<\/p>\n<p>\u201cSuurto gal ma ahan 35 sano kadib in isla dadkii reer waqooyi ee Soomaaliyeed ay arkaan nidaamkoodii oo duqeynaya, oo dilaya, oo qixinaya. Carabta waxaa jirta maahmaah ay leeyihiin oo la yiraahdo xalay iyo caawa isku ekaa.\u201d ayuu yiri Xamse.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu raysal wasaaruhu ka sheegay kulan uu xalay kaga qeyb galay Muqdisho oo looga hadlayay gurmadka dadka ku waxyeeloobay dhul gariirka dalka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku baaqay in ciidamada dul fadhiya magaalada Laascaanood laga dulaado, si ay u dhaqan gasho xabbad joojintii lagu dhawaaqay. &nbsp; Raysal wasaare Xamse ayaa sidoo kale ku baaqay in la wada hadlo oo reer Laascaanood laga qanciyo tabashadooda. Wuxuu shacabka reer Laascaanood ugu baaqay iyagana inay aqbalaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku baaqay in ciidamada dul fadhiya magaalada Laascaanood laga dulaado, si ay u dhaqan gasho xabbad joojintii lagu dhawaaqay. &nbsp; Raysal wasaare Xamse ayaa sidoo kale ku baaqay in la wada hadlo oo reer Laascaanood laga qanciyo tabashadooda. Wuxuu shacabka reer Laascaanood ugu baaqay iyagana inay aqbalaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-17T10:09:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/\",\"name\":\"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-17T10:09:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku baaqay in ciidamada dul fadhiya magaalada Laascaanood laga dulaado, si ay u dhaqan gasho xabbad joojintii lagu dhawaaqay. &nbsp; Raysal wasaare Xamse ayaa sidoo kale ku baaqay in la wada hadlo oo reer Laascaanood laga qanciyo tabashadooda. Wuxuu shacabka reer Laascaanood ugu baaqay iyagana inay aqbalaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-17T10:09:07+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/","name":"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg","datePublished":"2023-02-17T10:09:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638121939735422065.jpeg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-dalbaday-in-ciidamada-laga-dulqaado-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza oo dalbaday in ciidamada laga dulqaado Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177054"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177056,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177054\/revisions\/177056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177055"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}