{"id":177076,"date":"2023-02-17T21:27:31","date_gmt":"2023-02-17T18:27:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177076"},"modified":"2023-02-17T21:27:31","modified_gmt":"2023-02-17T18:27:31","slug":"daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa markale ku celiyay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika, ay kula dagaalamayaan Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taani oo warbaahinta xukuumada kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in magaalada ay kula dagaalamayaan kooxda Al Shabaab iyo Puntland oo ciidan, hub iyo dhaqaale dagaalka ku taageeraysa.<\/p>\n<p>&#8220;Al Shabaab ayaa joogta oo ku dagaalamaysa, waxa ka dagaalamaya Puntland, dadka deegaanka ee markii hore soo yaacay way iska noqdeen, lakiin dadka ku dagaalamayaa waa Al Shabaab iyo Puntland, iyo kuwo kale oo koonfur kasoo baxsaday oo yimid&#8221; ayuu yidhi Taani.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in kooxaha argagixisada ahi ay rabaan in ay Laascaanood ka dhigtaan saldhig cusub kadib dagaalka deegaano badan ay dowlada Soomaaliya kaga xoraysay kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa halkan la doonaya in laga dhigto saldhig Al Shabaab oo dadkii Xamar laga soo eryay ay halkan ku fidaan, oo ay salka dhigtaan ayay doonayaan, iyo Puntland oo doonaysa in ay dib ula soo noqoto gobolka&#8221; ayuu yidhi Taani.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadii aan kooxaha argagixisada ah laga sifayn Laascaanood ay khatar amni ku keenyaan dowladaha jaarka sida Itoobiya iyo Jabuuti, waxa uu sheegay in kooxaha argagixisada ah ay Buuhoodle saldhig u ahayd imikana ay rabaan in ay Laascaanood isku fidiyaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in kooxaha ka dagaalamaya Laascaanood ay rabaan in ay dowlad Islaami ah ka dhisaan &#8220;Shalay ayuu Cabdi Madoobe laha, waa kufaar kuwani ee dowlad Islaami ah ayaanu ka samaynaynaa, waxa laga doonayaana waataa&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay difaacayaan nabadgalyada Geeska Afrika oo ay ka cabsi qabaan in argagixisada uu sheegay ay ku fido waddamada jaarka, isagoo intaa ku daray in ay ciidanka u fududahay in ay kooxaha argagixisada uu ku tilmaamay ay magaalada ka sifeeyaan lakiin shacabka ay u tudhayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F1593603887777945%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa markale ku celiyay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika, ay kula dagaalamayaan Laascaanood. &nbsp; Taani oo warbaahinta xukuumada kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in magaalada ay kula dagaalamayaan kooxda Al Shabaab iyo Puntland oo ciidan, hub iyo dhaqaale dagaalka ku taageeraysa. &#8220;Al [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa markale ku celiyay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika, ay kula dagaalamayaan Laascaanood. &nbsp; Taani oo warbaahinta xukuumada kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in magaalada ay kula dagaalamayaan kooxda Al Shabaab iyo Puntland oo ciidan, hub iyo dhaqaale dagaalka ku taageeraysa. &#8220;Al [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-17T18:27:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-17T18:27:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon","og_description":"Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa markale ku celiyay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika, ay kula dagaalamayaan Laascaanood. &nbsp; Taani oo warbaahinta xukuumada kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in magaalada ay kula dagaalamayaan kooxda Al Shabaab iyo Puntland oo ciidan, hub iyo dhaqaale dagaalka ku taageeraysa. &#8220;Al [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-17T18:27:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/","name":"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg","datePublished":"2023-02-17T18:27:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023217638122255134839826.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-sheegtay-in-ay-kooxo-argagixiso-ah-la-dagaalamayaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Somaliland oo sheegtay in ay kooxo argagixiso ah la dagaalamayaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177076"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177078,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177076\/revisions\/177078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}