{"id":177088,"date":"2023-02-18T12:57:28","date_gmt":"2023-02-18T09:57:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177088"},"modified":"2023-02-18T12:57:28","modified_gmt":"2023-02-18T09:57:28","slug":"gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/","title":{"rendered":"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177091\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3.webp\" alt=\"\" width=\"1155\" height=\"753\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3.webp 1155w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-300x196.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-1024x668.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-768x501.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-696x454.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-1068x696.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-644x420.webp 644w\" sizes=\"(max-width: 1155px) 100vw, 1155px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada booliiska dalka Bulgaria helay gaari xamuul ah oo looga tagay goob cidlo ah, waxaana gaariga gudihiisa markii la furay laga helay meydadka 18-qof oo tahriibayaal ah iyo tiro kale oo nool kuna jira xaalad halis ah .<\/p>\n<p>Tahriibayaasha oo kusii jeeday waddamo Yurub katirsan ayaa la sheegay in neefta ku dhagtay kaddib markii lagu xareeyay meel cariiri ah oo ka hooseeya alwaaxdii gaariga uu siday, waxaana looga tagay gaariga iyo dadkii saarnaa goob cidlo ah .<\/p>\n<p>Booliiska Bulgaria ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan gaariga laga helay meydadka 18-ka qof ee tahriibayaasha, waxa ayna ciidamada baadigoob ugu jiraan dadkii waday gaariga laga helay meydadka.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Bulgaria ayaa sheegtay in gaariga xamuulka ah uu u muuqday mid ay saarnaayeen ku dhawaad \u200b\u200b40 qof oo tahriibayaal ah, iyadoo dadkii badbaaday loo qaaday isbitaallada si noloshooda loo badbaadiyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasiirka caafimaadka dalka Bulgaria, Assen Medzhidiev ayaa sheegay in lala tacaalayo xaalada dadkii noolaa ee laga helay gaariga, waxa uuna sheegay in dadkaasi intooda badan ku jiraan xaalad halis ah.<\/p>\n<p>\u201d Dadka nolosha lagu helay waxay la ildaran yihiin Ogsajiin la\u2019aan, dharkoodu waa qoyan yahay, way qabow yihiin, oo sida cad maalmo ma aysan cunin, xaalkooda waa adag yahay waana lala tacaalayaa.\u201d ayuu yiri wasiirka caafimaadka Bulgaria.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Bulgaria ayaa baahiyay in dadka dhintay iyo kuwa nool ee gaariga laga helay dhammaantood kasoo jeedaan dalka Afgaanistan, waxa ayna dadkan kusii jeeday waddamada kale ee Yurub iyaga oo marin kasii dhigtay dalka Bulgaria.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177089\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp\" alt=\"\" width=\"1235\" height=\"737\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp 1235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-300x179.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-1024x611.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-768x458.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-696x415.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-1068x637.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1-704x420.webp 704w\" sizes=\"(max-width: 1235px) 100vw, 1235px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177090\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2.webp\" alt=\"\" width=\"1237\" height=\"759\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2.webp 1237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-300x184.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-1024x628.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-768x471.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-696x427.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-1068x655.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-2-685x420.webp 685w\" sizes=\"(max-width: 1237px) 100vw, 1237px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177091\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3.webp\" alt=\"\" width=\"1155\" height=\"753\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3.webp 1155w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-300x196.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-1024x668.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-768x501.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-696x454.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-1068x696.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-3-644x420.webp 644w\" sizes=\"(max-width: 1155px) 100vw, 1155px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska dalka Bulgaria helay gaari xamuul ah oo looga tagay goob cidlo ah, waxaana gaariga gudihiisa markii la furay laga helay meydadka 18-qof oo tahriibayaal ah iyo tiro kale oo nool kuna jira xaalad halis ah . Tahriibayaasha oo kusii jeeday waddamo Yurub katirsan ayaa la sheegay in neefta ku dhagtay kaddib markii lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177088","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska dalka Bulgaria helay gaari xamuul ah oo looga tagay goob cidlo ah, waxaana gaariga gudihiisa markii la furay laga helay meydadka 18-qof oo tahriibayaal ah iyo tiro kale oo nool kuna jira xaalad halis ah . Tahriibayaasha oo kusii jeeday waddamo Yurub katirsan ayaa la sheegay in neefta ku dhagtay kaddib markii lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-18T09:57:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"737\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/\",\"name\":\"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-18T09:57:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp\",\"width\":1235,\"height\":737},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska dalka Bulgaria helay gaari xamuul ah oo looga tagay goob cidlo ah, waxaana gaariga gudihiisa markii la furay laga helay meydadka 18-qof oo tahriibayaal ah iyo tiro kale oo nool kuna jira xaalad halis ah . Tahriibayaasha oo kusii jeeday waddamo Yurub katirsan ayaa la sheegay in neefta ku dhagtay kaddib markii lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-18T09:57:28+00:00","og_image":[{"width":1235,"height":737,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/","name":"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp","datePublished":"2023-02-18T09:57:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bul-1.webp","width":1235,"height":737},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuul-oo-laga-helay-meydadka-tahriibayaal-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177088"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177092,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177088\/revisions\/177092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177089"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}