{"id":177100,"date":"2023-02-19T13:07:46","date_gmt":"2023-02-19T10:07:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177100"},"modified":"2023-02-19T13:07:46","modified_gmt":"2023-02-19T10:07:46","slug":"daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"264\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833-300x128.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay ninka ciidanka ay toogteen inuu ahaa Al-shabaab, islamarkaana uu qorsheynaayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka dowladda.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka saldhiga deegaanka Garasbaleey ayaa gordhaweyd ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahim dhagar-qabe Ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo doonayay inuu nafta dhaafiyo askari ka tirsan Ciidanka dowladda. Dhagar qabahaan ayaa qorsheenayay inuu dilo askari ka tirsan Ciidanka Booliska, waxaana xogta dhagarahaan sahashay wada shaqaynta Ciidanka Booliska iyo dadka deegaanka oo ah mid wanaagsan&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo bacay Taliska Booliiska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday shacabka in ciidanka Booliiska kala shaqeyaan dhanka amaanka magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Muwaadin, fadlan la shaqeey ciidanka Booliska oo la xiriir lanbarka gaabaan ee 991 hadii aad siddo fariin amni ama cabasho&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Booliiska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay kordhiyay howlgalada ay ku doonayaan iney ku xaqiijiyaan amaanka guud ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F571343574896404%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay ninka ciidanka ay toogteen inuu ahaa Al-shabaab, islamarkaana uu qorsheynaayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay ninka ciidanka ay toogteen inuu ahaa Al-shabaab, islamarkaana uu qorsheynaayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-19T10:07:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"264\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-19T10:07:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg\",\"width\":620,\"height\":264},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho. &nbsp; War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay ninka ciidanka ay toogteen inuu ahaa Al-shabaab, islamarkaana uu qorsheynaayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-19T10:07:46+00:00","og_image":[{"width":620,"height":264,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/","name":"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg","datePublished":"2023-02-19T10:07:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023219638123683676966833.jpeg","width":620,"height":264},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-hubeysan-oo-goordhaw-latoogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Nin hubeysan oo goordhaw latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177100"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177102,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177100\/revisions\/177102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}