{"id":177130,"date":"2023-02-20T22:21:16","date_gmt":"2023-02-20T19:21:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177130"},"modified":"2023-02-20T22:21:16","modified_gmt":"2023-02-20T19:21:16","slug":"wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/","title":{"rendered":"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177133\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-300x206.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-768x527.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-696x478.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-612x420.jpeg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Harare.<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inuu si bareer ah waxyeello ugu geystay baabuur yaallay goob ay ka socotay xaflad, sida uu ku warramay wargeyska dowladda ee Herald oo ka soo baxa magaalada Harare.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay wargeyska Waxay u badan tahay in Robert Mugabe Junior lagu soo oogi doono dacwad ah inuu burburiyay hanti dadweyne.<\/p>\n<p>Wiilka Mugabe iyo qareenkiisa kama aysan hadlin dhacdadan, mana jirto warar madaxbanaan oo xaqiijinayo arrintani.<\/p>\n<p>Aabihiis Robert Mugabe oo ahaa keligii taliye muddo dheer xukunka heystay ayaa dhintay 6dii Sebtembar 2019 isagoo ah 95 sano jir. Wuxuu Zimbabawe maamulayay in ka badan 30 sano. Wuxuuna xilka qabtay ka dib xurriyaddii dalkaas.<\/p>\n<p>Tartanka Kubada cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo galabta furmay (Sawirro)<\/p>\n<p>Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka ayaa si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan ee kubada Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Furitaankan tartankan oo ka dhacay garoonka Stadium Eng Yariisoow ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS, iyo boqolaal dadweyna ah oo ka kala socda qeybaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid aad u xiisa badan ayaa sanad kaste mar la qabtaa, kaasoo ay u soo daawasha tagaan kumanaan dadweyna ah oo ka kala socda qeybaha Gobolka.<\/p>\n<p>Kooxda Degmada Balcad iyo Kooxda Degmada Dharkeynley oo difaacaneysa koobkan ayaa tartankan lagu furay, kuwaasoo garoon Stadium Eng Yariisoow ku soo bandhigay ciyaar xiisa badan, waxana 3-0 ku adkaaday Dharkeynley.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177131\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572.webp\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572.webp 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/128685308_gettyimages-858699572-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177132\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"312\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1-300x144.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177133\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-300x206.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-768x527.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-696x478.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-612x420.jpeg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Robert-Junior-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Harare. Waxaa lagu eedeeyay inuu si bareer ah waxyeello ugu geystay baabuur yaallay goob ay ka socotay xaflad, sida uu ku warramay wargeyska dowladda ee Herald oo ka soo baxa magaalada Harare. Sida uu sheegay wargeyska Waxay u badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Harare. Waxaa lagu eedeeyay inuu si bareer ah waxyeello ugu geystay baabuur yaallay goob ay ka socotay xaflad, sida uu ku warramay wargeyska dowladda ee Herald oo ka soo baxa magaalada Harare. Sida uu sheegay wargeyska Waxay u badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-20T19:21:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"312\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/\",\"name\":\"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-20T19:21:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp\",\"width\":650,\"height\":312},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Harare. Waxaa lagu eedeeyay inuu si bareer ah waxyeello ugu geystay baabuur yaallay goob ay ka socotay xaflad, sida uu ku warramay wargeyska dowladda ee Herald oo ka soo baxa magaalada Harare. Sida uu sheegay wargeyska Waxay u badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-20T19:21:16+00:00","og_image":[{"width":650,"height":312,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/","name":"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp","datePublished":"2023-02-20T19:21:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-12_1.jpeg-1.webp","width":650,"height":312},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweyne-caan-ah-oo-xabsiga-loo-taxaabaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177130"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177134,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177130\/revisions\/177134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177132"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}