{"id":177135,"date":"2023-02-21T12:18:30","date_gmt":"2023-02-21T09:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177135"},"modified":"2023-02-21T12:18:30","modified_gmt":"2023-02-21T09:18:30","slug":"soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/","title":{"rendered":"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177136\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435-300x171.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku baaqay in dib loo soo celiyo qarannimada Soomaaliya oo cagaheeda ku istaagi karta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Afwerki oo wareysi dheer siiyay warbaahinta dalkiisa, ayaa sheegay, Soomaaliya inay u baahan tahay xoojinta hay&#8217;addeeda madax-bannaan oo ay ku jiraan ciidamo difaac oo la aamini karo.<\/p>\n<p>Afwerki wuxuu sheegay faragelin badan oo dibadda ah oo ay weheliso daciifnimo gudaha ah iyo khatarta argagixisada inay Soomaaliya ka dhigtay waxa loogu magacdaray Dawlad fashilantay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay arrimahan inay Soomaaliya galiyeen xasillooni-darro daba-dheeraatay oo ay ka faa\u2019iidaysteen joogitaanka xoogag shisheeye.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlayay baahida ciidamada difaaca ee Soomaaliya inta ay la egtahay ayaa waxa uu Afwerki sheegay in marka la eego baaxadda dhulka iyo badda ee Soomaaliya aanay ku filnayn shanta kun ee Eretria u taba bartay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afwerki oo aaminsan in Soomaaliya ay qabto baahi ciidan oo leh ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay ciidan ay gaar u leedahay oo tiro ahaan gaaraya 140 kun illaa 160 kun.<\/p>\n<p>Asias Afwerki wuxuu sheegay Dowladda Ereteriya inay qaadanayso doorkeeda ku habboon dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay tahay in la aqoonsado waa waxtarka la taaban karo ee ay Soomaaliya ku leedahay gobolka marka loo eego muhiimada juquraafi-istiraatijiyadeed, sida kheyraadka badan ee beeraha, kalluumeysiga, iyo laga yaabo in lagasoo saaro saliid &amp; gaaska,\u201d ayuu yiri Afwerki.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku baaqay in dib loo soo celiyo qarannimada Soomaaliya oo cagaheeda ku istaagi karta. &nbsp; Madaxweyne Afwerki oo wareysi dheer siiyay warbaahinta dalkiisa, ayaa sheegay, Soomaaliya inay u baahan tahay xoojinta hay&#8217;addeeda madax-bannaan oo ay ku jiraan ciidamo difaac oo la aamini karo. Afwerki wuxuu sheegay faragelin badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku baaqay in dib loo soo celiyo qarannimada Soomaaliya oo cagaheeda ku istaagi karta. &nbsp; Madaxweyne Afwerki oo wareysi dheer siiyay warbaahinta dalkiisa, ayaa sheegay, Soomaaliya inay u baahan tahay xoojinta hay&#8217;addeeda madax-bannaan oo ay ku jiraan ciidamo difaac oo la aamini karo. Afwerki wuxuu sheegay faragelin badan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-21T09:18:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/\",\"name\":\"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-21T09:18:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku baaqay in dib loo soo celiyo qarannimada Soomaaliya oo cagaheeda ku istaagi karta. &nbsp; Madaxweyne Afwerki oo wareysi dheer siiyay warbaahinta dalkiisa, ayaa sheegay, Soomaaliya inay u baahan tahay xoojinta hay&#8217;addeeda madax-bannaan oo ay ku jiraan ciidamo difaac oo la aamini karo. Afwerki wuxuu sheegay faragelin badan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-21T09:18:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/","name":"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg","datePublished":"2023-02-21T09:18:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023221638125439736224435.jpeg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxay-u-baahan-tahay-inay-hesho-ciidan-gaaraya-140-kun-illaa-160-kun\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho ciidan gaaraya 140 kun illaa 160 kun"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177135"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177135\/revisions\/177137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}