{"id":177144,"date":"2023-02-21T12:39:31","date_gmt":"2023-02-21T09:39:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177144"},"modified":"2023-02-21T12:39:31","modified_gmt":"2023-02-21T09:39:31","slug":"dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/","title":{"rendered":"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan Puntland oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaasoo dhaliyay dhaawacyo.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan ciidamada saldhigga Booliska magaalada Garoowe iyo kuwa kale uu watay taliyihii hore ee Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Janaraal Muxiyadiin Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in is-rasaaseynta ay socotay ku waad 20 daqiiqado, isla-markaana ay keentay in lagu kala cararo agagaarka barxadda Garoowe oo ah meel mashquul ah.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhaawacmay in saddex qof oo shacab ah iyo sidoo kale askari ka tirsan ciidanka Puntland, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa lagu soo warramayaa in xoogan looga dareemay, balse haatan xaaladda ayaa ah mid deggan, waxaana caadi ku soo laabtay dhaq-dhaqaaqa guud<\/p>\n<p>Dhinaca kale ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka ee maamulka Puntland oo ku aadan shaqaaqadaasi khasaaraha dhalisay.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa qayb ka noqoneyso dhibaatooyinka amni ee mararka qaar ka dhaca magaalada Garoowe oo xarunta gobolka Nugaal, sidoo kalena ah caasimada Puntland.<\/p>\n<p>Ammaanka Garoowe ayaa habeenadii ugu dambeeyey faraha kasii baxayey, waxaana magaalada ka dhacay rasaas aan la ogeyn waxa ay ahayd &amp; burcad dhac geysaneysay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa sidoo kale dagaal adaga kula jirta kooxaha ka ganacsada maandooriyaha ee ku sugan magaalooyinka maamulkaas, isla-markaana dhibaatada ku haya bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan Puntland oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaasoo dhaliyay dhaawacyo. Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan ciidamada saldhigga Booliska magaalada Garoowe iyo kuwa kale uu watay taliyihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan Puntland oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaasoo dhaliyay dhaawacyo. Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan ciidamada saldhigga Booliska magaalada Garoowe iyo kuwa kale uu watay taliyihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-21T09:39:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/\",\"name\":\"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-21T09:39:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan Puntland oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaasoo dhaliyay dhaawacyo. Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan ciidamada saldhigga Booliska magaalada Garoowe iyo kuwa kale uu watay taliyihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-21T09:39:31+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/","name":"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg","datePublished":"2023-02-21T09:39:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/maxresdefault-1.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xalay-ka-dhacay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xalay ka dhacay Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177144"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177146,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177144\/revisions\/177146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}