{"id":177147,"date":"2023-02-21T18:32:37","date_gmt":"2023-02-21T15:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177147"},"modified":"2023-02-21T19:05:53","modified_gmt":"2023-02-21T16:05:53","slug":"daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177148\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png\" alt=\"\" width=\"1312\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png 1312w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-300x182.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-1024x620.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-768x465.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-696x421.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-1068x646.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44-694x420.png 694w\" sizes=\"(max-width: 1312px) 100vw, 1312px\" \/><\/p>\n<p>Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal.<\/p>\n<p>Goobjoogayaasha ku sugan aagga Mirinaayo ayaa sheegay in la maqlay jugta qarax culus kadibna ay xigtay rasaas xooggan oo sida la rumeysan yahay ay is-weydaarsanayeen ciidamada dowladda iyo kooxda weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Guriga ayaa xog aan helnay waxay sheegeysaa inay ku sugnaayeen qaar ka mid ah ciidanka deegaanka oo kusoo dhaawacmay dagaalka dowladda kula jirto Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa sheegaya inuu guriga ku sugnaa taliye ka mid ah kuwa hogaaminayey dagaalka gobolka Hiiraan<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaan weli war kasoo saarin weerarkan.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa warbaahinteeda ku sheegtay in maleeshiyada kooxda ay fuliyeen weerarka, islamarkaana ay gudaha u galeen guriga oo sida ay sheegeen ay ku sugan yihiin saraakiil sare.<\/p>\n<p>Goor hore oo maanta ahna qarax kale oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka badbaaday sarkaal ka tirsan laamaha amniga ah.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sii xumaanayey dhowrkii toddobaad ee tegay, waxaana soo kordhay dilalka iyo qaraxyada ay kooxda Al-Shabaab ka gaysato caasimada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F705906057848052%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F3423899684557331%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal. Goobjoogayaasha ku sugan aagga Mirinaayo ayaa sheegay in la maqlay jugta qarax culus kadibna ay xigtay rasaas xooggan oo sida la rumeysan yahay ay is-weydaarsanayeen ciidamada dowladda iyo kooxda weerarka soo qaaday. Guriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177147","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas&#039;uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas&#039;uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal. Goobjoogayaasha ku sugan aagga Mirinaayo ayaa sheegay in la maqlay jugta qarax culus kadibna ay xigtay rasaas xooggan oo sida la rumeysan yahay ay is-weydaarsanayeen ciidamada dowladda iyo kooxda weerarka soo qaaday. Guriga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-21T15:32:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-21T16:05:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1312\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png\",\"datePublished\":\"2023-02-21T15:32:37+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-21T16:05:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png\",\"width\":1312,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon","og_description":"Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal. Goobjoogayaasha ku sugan aagga Mirinaayo ayaa sheegay in la maqlay jugta qarax culus kadibna ay xigtay rasaas xooggan oo sida la rumeysan yahay ay is-weydaarsanayeen ciidamada dowladda iyo kooxda weerarka soo qaaday. Guriga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-21T15:32:37+00:00","article_modified_time":"2023-02-21T16:05:53+00:00","og_image":[{"width":1312,"height":794,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png","datePublished":"2023-02-21T15:32:37+00:00","dateModified":"2023-02-21T16:05:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-21-at-15.31.44.png","width":1312,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rag-hubaysan-oo-ka-dhex-dagaalamaya-guri-masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-ay-ka-degan-yihiin-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rag hubaysan oo ka dhex dagaalamaya guri mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda ay ka degan yihiin Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177147"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177147"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177154,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177147\/revisions\/177154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177148"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}