{"id":177156,"date":"2023-02-22T12:13:15","date_gmt":"2023-02-22T09:13:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177156"},"modified":"2023-02-22T12:13:15","modified_gmt":"2023-02-22T09:13:15","slug":"cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay in maamulka Somaliland uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay maal-galiyaan dagaalyahanada Al Shabaab .<\/p>\n<p>Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in uu hayo caddeymo ku filan oo ku aadan in maamulka Somaliland maal-geliyo kooxda Al Shabaab, waxa uuna xusay in dowladda Ingiriiska ay arrintan ogtahay raalina uga tahay.<\/p>\n<p>Waxa uu isweediiyay madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas kooxda Al Shabaab sababta ay halis joogta ah ugu hayaan Soomaaliya inteeda kale, balse aysan dhibaato ku heyn maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cIntii aan ahaa madaxweynaha Puntland waxaan aruuriyay xogta in Somaliland maal-galiso Al Shabaab,waxaan Adis ababa kula kulmay safiirka UK ee Itoobiya,waxaan ku iri, Somaliland waxa ay maalgelisaa Al-shabaab,caddeyntiina waan heynaa, waxaase uu igu yiri fadlan kor ha u dhihin, xitaa haddii ay jirto\u201d ayuu yiri Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in Al Shabaab iyo Somaliland yihiin mashruuc hal meel laga maal-galinayo oo loogu tala galay in qal qal aan dhammaan lagu galiyo xasiloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray Cabdiweli Gaas ayaa imaanaya xilli maamulka Somaliland dhankooda marar badan ku eedeesay maamulka Puntland in ay taageerto Al Shabaab ayna qeyb ka yihiin xasilooni darrada ka jirta gobolka Sool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay in maamulka Somaliland uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay maal-galiyaan dagaalyahanada Al Shabaab . Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in uu hayo caddeymo ku filan oo ku aadan in maamulka Somaliland maal-geliyo kooxda Al Shabaab, waxa uuna xusay in dowladda Ingiriiska ay arrintan ogtahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay in maamulka Somaliland uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay maal-galiyaan dagaalyahanada Al Shabaab . Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in uu hayo caddeymo ku filan oo ku aadan in maamulka Somaliland maal-geliyo kooxda Al Shabaab, waxa uuna xusay in dowladda Ingiriiska ay arrintan ogtahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-22T09:13:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/\",\"name\":\"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-22T09:13:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay in maamulka Somaliland uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay maal-galiyaan dagaalyahanada Al Shabaab . Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in uu hayo caddeymo ku filan oo ku aadan in maamulka Somaliland maal-geliyo kooxda Al Shabaab, waxa uuna xusay in dowladda Ingiriiska ay arrintan ogtahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-22T09:13:15+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/","name":"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg","datePublished":"2023-02-22T09:13:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/imageproxy.jpeg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-sheegay-in-somaliland-maalgaliso-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiweli Gaas oo sheegay in Somaliland Maalgaliso Al Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177156"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177158,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177156\/revisions\/177158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177157"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}