{"id":177159,"date":"2023-02-22T12:30:14","date_gmt":"2023-02-22T09:30:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177159"},"modified":"2023-02-22T15:07:03","modified_gmt":"2023-02-22T12:07:03","slug":"daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png\" alt=\"\" width=\"1012\" height=\"762\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png 1012w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13-300x226.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13-768x578.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13-696x524.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13-558x420.png 558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1012px) 100vw, 1012px\" \/><\/p>\n<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka hadlay fadhigii Aqalka Sare ayaa weerar ku qaaday Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Senator Muuse Suudi ayaa waxa uu sheegay in Mahad Salaad uu xilalkii hay\u2019adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku taxay beeshiisa, taasi oo uu ku tilmaamay ku tagri-fal awoodeed.<\/p>\n<p>\u201cMaalin hore waan ka hadlay, waxaan ka hadlay waxba lagama soo qaadin ma ogi meesha loo roorayo. Sharciga NISA umadda oo dhan uu ka dhaxeeya ee lama rabo in qof gaar ah uu gacantiisa ku jiro,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa \u201cToban iyo laba xil oo qoraal ah ayaa jeebkayga ku jira, waana heel beel kali oo hadda uu qoray Mahad Salaad. Dadkaan in loo aaso wax aysan ogeyn looma baahna.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in Mahad Salaad uu durbaba bilaabay ku tagri-fal awoodeed, uuna kaligiis wixii uu rabo ka sameysanayo hay\u2019adda NISA, isaga oo cid la tashi la sameyn, sida uu sheegay Senator Muuse Suudi.<\/p>\n<p>Xilalka muhiimka ah ee NISA uu sheegay Senator-ka in u Mahad Salaad hal beel ku taxay ayaa waxay kala yihiin: Dekedda, Garoonka, Maaliyadda, Hoggaanka Ciidamada, Hoggaanka Tobabarada, Hoggaanka Gobolada, Hoggaanka la-socodka sirdoonka, Nootaayooyinka iyo dhulka, Hoggaanka Saadka guud, Taliyaha Ciidanka \u2013 Garoonka, Taliyaha Ciidanka Duufaanka, Taliyaha Guud ee ciidanka NISA.<\/p>\n<p>\u201cTaliye Mahad Salaad waxa uu xilalka NISA u qoray hal beel oo kaliya, umadda kale waxa uu u reebay idinka ayaa og awooda oo dhan isaga ayaa leh,\u201d ayuu yiri Senator Muuse Suudi Yalaxow.<\/p>\n<p>Senator-kan ayaa Sabtidii guddoonka ka dalbaday in loo yeero agaasimaha hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad, si uu goobjoog uga noqdo sharciga hay\u2019adiisa ee laga doodayo, islamarkaana wax laga weydiiyo qoddobada u baahan fasiraad dheeraad ah, taasi oo uu maanta sheegay in waxba laga soo qaadi waayay.<\/p>\n<p>Sharciga NISA oo muddo doodiisa ay ka socotay Golaha Aqalka Sare ayay maanta ansixiyeen Senator-adu, kadib markii uu guddoonka cod u qaaday meel-marinta sharcigaan, waxayna sidaas NISA ku yeelatay 53 sano kadib sharci rasmi ah oo ay ku dhaqmeyso.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F546695593934599%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka hadlay fadhigii Aqalka Sare ayaa weerar ku qaaday Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad. Senator Muuse Suudi ayaa waxa uu sheegay in Mahad Salaad uu xilalkii hay\u2019adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku taxay beeshiisa, taasi oo uu ku tilmaamay ku tagri-fal awoodeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka hadlay fadhigii Aqalka Sare ayaa weerar ku qaaday Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad. Senator Muuse Suudi ayaa waxa uu sheegay in Mahad Salaad uu xilalkii hay\u2019adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku taxay beeshiisa, taasi oo uu ku tilmaamay ku tagri-fal awoodeed. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-22T09:30:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-22T12:07:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1012\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"762\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png\",\"datePublished\":\"2023-02-22T09:30:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-22T12:07:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png\",\"width\":1012,\"height\":762},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka hadlay fadhigii Aqalka Sare ayaa weerar ku qaaday Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad. Senator Muuse Suudi ayaa waxa uu sheegay in Mahad Salaad uu xilalkii hay\u2019adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku taxay beeshiisa, taasi oo uu ku tilmaamay ku tagri-fal awoodeed. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-22T09:30:14+00:00","article_modified_time":"2023-02-22T12:07:03+00:00","og_image":[{"width":1012,"height":762,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/","name":"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png","datePublished":"2023-02-22T09:30:14+00:00","dateModified":"2023-02-22T12:07:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-18-at-10.10.13.png","width":1012,"height":762},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-xilalkii-dhan-asagaa-qaatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201c Mahad Salaad Xilalkii Dhan Asagaa Qaatay\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177159"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177162,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177159\/revisions\/177162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}