{"id":177244,"date":"2023-02-26T22:37:42","date_gmt":"2023-02-26T19:37:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177244"},"modified":"2023-02-26T22:37:42","modified_gmt":"2023-02-26T19:37:42","slug":"daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177245\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png\" alt=\"\" width=\"1376\" height=\"738\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png 1376w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-300x161.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-1024x549.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-768x412.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-696x373.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-1068x573.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47-783x420.png 783w\" sizes=\"(max-width: 1376px) 100vw, 1376px\" \/><\/p>\n<p>Odayaasha beelaha Saleebaan Habargidir iyo Ajuuraan oo maanta si wadajir ah shir jaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Odayaashaan ayaa sheegay in heshiis ay ka gaareen kiis dil ah oo ka dhex dhacay labada beelood uu dhinac martay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada Cabdullahi Buulakamey.<\/p>\n<p>Odayaashaan ayaa sheegay in Xeer ilaaliye Cabdullahi Buulakamey uu ku xad gudbay heshiiskii ay gaareen labada beelood ee Saleebaan iyo Ajuuraan.<\/p>\n<p>Waxaa shirkaan jaraa\u2019id lagu soo bandhigay warqado ay horay u kala saxiixdeen odayaasha labada beelood iyo cadeymo muujinaya in diyo la kala qaatay oo xal laga gaaray kiiskaas dilka ah.<\/p>\n<p>Beelahaan waxay xeer ilaaliyaha ku eedeynayaan in heshiiskoodii kadib uu goob lagu dhaqan celinayey kala soo baxay ninkii dilka loo heystay, kadibna uu maxkamadda geeyey oo dil toogasho ah lagu xukumay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka cabaneynaa Cabdullahi Buulakamey, heshiiskaan ayaan gaarnay, iyadoo aysan cidna na qasbin ayaan heshiiskaan saxiixnay, waxaa dhacday arrin lama filaan ah oo sharciga aan waafaqsaneyn, markii diyada nala siiyey ayaa wiilkiina dil lagu xukumay,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha reer Xaaji Saleebaan.<\/p>\n<p>Dilkaan ay heshiiska ka gaareen labada beelood ayaa bilowgii 2022-kii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, ehellada labada nin ee mid la dilay, midna dilka loo heysto iyo nabadoonada labada beelood ayaa kulankaan ku soo bandhigay heshiiska ay gaareen.<\/p>\n<p>\u201cBeesha reer Xaaji Saleebaanow waa la idku xad gudbay, sharcigana waa loo gefay, waxa dhacayna Ajuuraan idiinma quuro, horaa dad la isaga dili jiray, waxaana laga xaali jiray, laakiin waxaan oo kale horay uma dhicin,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha beesha Ajuuraan.<\/p>\n<p>Oday kale ayaa digniin u diray maxkamadda ciidamada, isagoo ka dalbaday in toogashada ninka xiran aan lagu deg degin, maadaama ay labada beelood diyo kala qaateen, kiiskaas xal buuxa laga gaaray.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F801595301401199%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha beelaha Saleebaan Habargidir iyo Ajuuraan oo maanta si wadajir ah shir jaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada Soomaaliya. Odayaashaan ayaa sheegay in heshiis ay ka gaareen kiis dil ah oo ka dhex dhacay labada beelood uu dhinac martay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada Cabdullahi Buulakamey. Odayaashaan ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha beelaha Saleebaan Habargidir iyo Ajuuraan oo maanta si wadajir ah shir jaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada Soomaaliya. Odayaashaan ayaa sheegay in heshiis ay ka gaareen kiis dil ah oo ka dhex dhacay labada beelood uu dhinac martay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada Cabdullahi Buulakamey. Odayaashaan ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-26T19:37:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"738\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png\",\"datePublished\":\"2023-02-26T19:37:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png\",\"width\":1376,\"height\":738},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon","og_description":"Odayaasha beelaha Saleebaan Habargidir iyo Ajuuraan oo maanta si wadajir ah shir jaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada Soomaaliya. Odayaashaan ayaa sheegay in heshiis ay ka gaareen kiis dil ah oo ka dhex dhacay labada beelood uu dhinac martay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada Cabdullahi Buulakamey. Odayaashaan ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-26T19:37:42+00:00","og_image":[{"width":1376,"height":738,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/","name":"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png","datePublished":"2023-02-26T19:37:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-26-at-19.34.47.png","width":1376,"height":738},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-saleebaan-iyo-ajuuraan-oo-eedeeyay-buule-kameey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaasha Saleebaan iyo Ajuuraan oo eedeeyay Buule Kameey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177244"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177246,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177244\/revisions\/177246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}