{"id":177249,"date":"2023-02-27T12:21:20","date_gmt":"2023-02-27T09:21:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177249"},"modified":"2023-02-27T12:21:20","modified_gmt":"2023-02-27T09:21:20","slug":"dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177250\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada SSC iyo Somaliland ayaa ka socda Diyaarada oo Laascaanood ujirta 20 km dhanka bariga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidanka Somaliland ee shalay kasoo guuray Tukaraq ayaa halkan fadhiisin cusub ka samaystay.<\/p>\n<p>Xalay ayay ciidamada Somailand waxay isku ballaariyeen saldhigyo ciidan oo dhinacyada ka xiga magaalada Laascaanood kadib markii lumiyeen gacan ku haynta Tukarraq iyo deegaano kale.<\/p>\n<p>Ciidamada SSC oo shalay tagay deegaanka diyaaradda ayaa goor dambe oo fiidkii xalay ahayd isaga baxay sida aan xogta ku helnay.<\/p>\n<p>Dagaalka hadda socda ayaa ah mid aad u xooggan oo Somaliland ay ka muuqato inay ku doonayso inay awood ciidan ku wajahdo dib u qabsashada deegaanada laga qabsaday.<\/p>\n<p>Sarkaal lagu magacaabo Mahad Canbaashe oo doraad laga qabsaday saldhig ciidan oo kuyaala Laascaanood ayaa la sheegayaa inuu hormuud u yahay dagaalada Somaliland kusoo qaadday deegaanada lagala wareegay maalmo ka hor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada SSC iyo Somaliland ayaa ka socda Diyaarada oo Laascaanood ujirta 20 km dhanka bariga. &nbsp; Ciidanka Somaliland ee shalay kasoo guuray Tukaraq ayaa halkan fadhiisin cusub ka samaystay. Xalay ayay ciidamada Somailand waxay isku ballaariyeen saldhigyo ciidan oo dhinacyada ka xiga magaalada Laascaanood kadib markii lumiyeen gacan ku haynta Tukarraq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177250,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada SSC iyo Somaliland ayaa ka socda Diyaarada oo Laascaanood ujirta 20 km dhanka bariga. &nbsp; Ciidanka Somaliland ee shalay kasoo guuray Tukaraq ayaa halkan fadhiisin cusub ka samaystay. Xalay ayay ciidamada Somailand waxay isku ballaariyeen saldhigyo ciidan oo dhinacyada ka xiga magaalada Laascaanood kadib markii lumiyeen gacan ku haynta Tukarraq [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-27T09:21:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-27T09:21:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada SSC iyo Somaliland ayaa ka socda Diyaarada oo Laascaanood ujirta 20 km dhanka bariga. &nbsp; Ciidanka Somaliland ee shalay kasoo guuray Tukaraq ayaa halkan fadhiisin cusub ka samaystay. Xalay ayay ciidamada Somailand waxay isku ballaariyeen saldhigyo ciidan oo dhinacyada ka xiga magaalada Laascaanood kadib markii lumiyeen gacan ku haynta Tukarraq [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-27T09:21:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/","name":"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","datePublished":"2023-02-27T09:21:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kasocda-agagaarka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo kasocda agagaarka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177249"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177251,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177249\/revisions\/177251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177250"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}