{"id":177255,"date":"2023-02-27T12:32:44","date_gmt":"2023-02-27T09:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177255"},"modified":"2023-02-27T15:51:57","modified_gmt":"2023-02-27T12:51:57","slug":"daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177256\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png\" alt=\"\" width=\"1628\" height=\"1184\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png 1628w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-300x218.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-1024x745.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-768x559.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-1536x1117.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-696x506.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-1068x777.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-578x420.png 578w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-324x235.png 324w\" sizes=\"(max-width: 1628px) 100vw, 1628px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ku eedaysay in lacag loo dhiibay uu rasaas iyo shidaal u siiyay kooxaha dagaalka kula jira ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo warbaahinta la hadlay ayaa Khaliif ku eedeeyay in uu taageero dhaqaale siiyay ciidamo beeleedka dagaalka ku jira.<\/p>\n<p>&#8220;Cabdirisaaq Khaliif hantidii halkan looga dhiibay ee loogu talo galay in mushkilada lagu xaliyo, ayuu u isticmaalay in uu dhanka kale shidaal iyo rasaas u siiyo&#8221; ayuu yidhi Wasiir Koore<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirku waxa uu Khaliif ku eedeeyay khaayinimo, isaga oo sheegay in uu waligiiba ka shaqaynayay hagardaamada Somaliland, isla markaana uu dhibaato badan u gaystay madaxbannaanida Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Cabdirisaaq Khaliif waxa uu caadaystay fikirkiisa uu kaga soo horjeeda qaranimada Jamhuuriyada Somaliland, in badan wuxuu isku dayay in uu qaranka khiyaamo, wuxuuna noqday qofka kali ah ee dhibaatadii meesha taalay sii laba jibaara, wax qaranka dan u ah kumuu talin&#8221; ayuu yidhi Wasiir Koore.<\/p>\n<p>Waxa uu Khaliif ku eedeeyaay laba wajiilonimo, isaga oo sheegay in golihii wasiirada ee Laascaanood ku sugnaa uu u sheegi jiray in dhamaan garaadadu ay dowlada Soomaaliya ka tirsanyihiin iyo in kooxo ka tirsan Al Shabaab ay ka dagaalamayaan Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu ugu danbayntii, usoo jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland, in ay xil ka xayuubin ku sameeyaan Khaliif hadii uu isagu is casili waayo, isagoo sheegay in uu jabiyay sharcigii uu guddoomiyaha ku ahaa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fslntvone%2Fvideos%2F1882814355414248%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ku eedaysay in lacag loo dhiibay uu rasaas iyo shidaal u siiyay kooxaha dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. &nbsp; Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo warbaahinta la hadlay ayaa Khaliif ku eedeeyay in uu taageero dhaqaale siiyay ciidamo beeleedka dagaalka ku jira. &#8220;Cabdirisaaq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ku eedaysay in lacag loo dhiibay uu rasaas iyo shidaal u siiyay kooxaha dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. &nbsp; Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo warbaahinta la hadlay ayaa Khaliif ku eedeeyay in uu taageero dhaqaale siiyay ciidamo beeleedka dagaalka ku jira. &#8220;Cabdirisaaq [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-27T09:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-27T12:51:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-1024x745.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"745\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png\",\"datePublished\":\"2023-02-27T09:32:44+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-27T12:51:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png\",\"width\":1628,\"height\":1184},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ku eedaysay in lacag loo dhiibay uu rasaas iyo shidaal u siiyay kooxaha dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. &nbsp; Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo warbaahinta la hadlay ayaa Khaliif ku eedeeyay in uu taageero dhaqaale siiyay ciidamo beeleedka dagaalka ku jira. &#8220;Cabdirisaaq [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-27T09:32:44+00:00","article_modified_time":"2023-02-27T12:51:57+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":745,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40-1024x745.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/","name":"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png","datePublished":"2023-02-27T09:32:44+00:00","dateModified":"2023-02-27T12:51:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-27-at-09.31.40.png","width":1628,"height":1184},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirisaaq-khaliif-waxa-uu-maray-halkii-uu-caadada-u-lahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdirisaaq Khaliif waxa uu maray halkii uu caadada u lahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177255"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177255"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177265,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177255\/revisions\/177265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}