{"id":177260,"date":"2023-02-27T15:49:32","date_gmt":"2023-02-27T12:49:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177260"},"modified":"2023-02-27T15:49:32","modified_gmt":"2023-02-27T12:49:32","slug":"dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177262\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405-300x186.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa mar kale iska fogeeyay inuu qayb ka yahay dagaalka maalintii 22-aad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Puntland ayaa hadalkan uga jawaabtay eedayn maanta kasoo baxday Somaliland, kuwaas oo sheegay inay ciidamada Puntland saakay weerareen saldhigyada ciidanka Somaliland ee Sool.<\/p>\n<p>\u201cPuntland Mowqifkeedii hore waxba iska badalin. Eedaynta Somaliland-na kama duwana kuwii hore ee marin habaabinta ahaa iyo isku day kale oo caalwaaa ah oo ay rabto in ay ku siyaasadayso, kuna qariso xasuuqa ay deegaanka ka waddo,\u201d ayay tiri Puntland.<\/p>\n<p>Waxay Puntland sheegtay in dagaalku uu u dhaxeeyo dadka Deegaanka oo u dagaalamaya Naftooda, Sharaftooda iyo rabitaankooda masiiriga ah iyo ciidamada Somaliland oo ay sheegtay inay qori caaraddiis iyo Khasab ku meel marinayaan gooni-goosadkooda.<\/p>\n<p>Puntland waxay markale Somaliland ugu baaqayday in ay ciidamadeeda kala baxdo Gobolka Sool, si gargaar bini\u2019aadantinimo loo gaarsiiyo dadka barakacay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F1386153485535808%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177261\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130757034740374.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"856\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130757034740374.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130757034740374-231x300.jpeg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130757034740374-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa mar kale iska fogeeyay inuu qayb ka yahay dagaalka maalintii 22-aad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Puntland ayaa hadalkan uga jawaabtay eedayn maanta kasoo baxday Somaliland, kuwaas oo sheegay inay ciidamada Puntland saakay weerareen saldhigyada ciidanka Somaliland ee Sool. \u201cPuntland Mowqifkeedii hore waxba iska badalin. Eedaynta Somaliland-na kama duwana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177262,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa mar kale iska fogeeyay inuu qayb ka yahay dagaalka maalintii 22-aad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Puntland ayaa hadalkan uga jawaabtay eedayn maanta kasoo baxday Somaliland, kuwaas oo sheegay inay ciidamada Puntland saakay weerareen saldhigyada ciidanka Somaliland ee Sool. \u201cPuntland Mowqifkeedii hore waxba iska badalin. Eedaynta Somaliland-na kama duwana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-27T12:49:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"410\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-27T12:49:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg\",\"width\":660,\"height\":410},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa mar kale iska fogeeyay inuu qayb ka yahay dagaalka maalintii 22-aad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Puntland ayaa hadalkan uga jawaabtay eedayn maanta kasoo baxday Somaliland, kuwaas oo sheegay inay ciidamada Puntland saakay weerareen saldhigyada ciidanka Somaliland ee Sool. \u201cPuntland Mowqifkeedii hore waxba iska badalin. Eedaynta Somaliland-na kama duwana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-27T12:49:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":410,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/","name":"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg","datePublished":"2023-02-27T12:49:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130756556090405.jpeg","width":660,"height":410},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-beenisay-inay-ku-lug-leedahay-dagaalada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay dagaalada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177260"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177263,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177260\/revisions\/177263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177262"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}