{"id":177264,"date":"2023-02-27T16:14:48","date_gmt":"2023-02-27T13:14:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177264"},"modified":"2023-02-27T16:14:48","modified_gmt":"2023-02-27T13:14:48","slug":"daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177266\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled-Xaawo iyo magaalada Doolow. Bishan 18-keedii ayaa magaalada Beled Xaawo qarax lagu dilay taliyihii ururka 28-aad ee ciidanka xoogga dalka Maxamed Aweys, kaasi oo dilkiisa loo soo qabtay saddex qof oo iskugu jira laba sarkaal iyo qof shacab ah.<\/p>\n<p>iska hor-imaadkan ayaa yimid kadib maleeshiyaad beeleed ka war heleen in kiiska dilkan la rabo in loo wareejiyo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa magaalada Doolow ku sugan guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, oo markii hore halkaasi u tagay si uu u dhagaysto maxkamadaha labada kiis.<\/p>\n<p>Sarkaalka baaritaanka waday markii uu dhimanayey la-tuhunsaha rayidka ah oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cosoble ayaa maanta maxkamadayntiisu ka dhacday magaalada Doolow.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay inay socdeen dadaal la doonayey in sarkaalkaas loogu soo wareejiyo Muqdisho maanta, hase yeeshee ay maleeshiyaad soo weerareen garoonka sida ay sheegeen goobjoogayaal.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka soo horjeedaan in sarkaalka loo soo wareejiyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Iska horimaadkan waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kale.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma cadda xaaladda, waxaana garoonka magaalada ku go\u2019doonsan guddoomiyaha maxkamadda sare Gaashaanle Sare Shuute iyo saraakiisha maxkamadda ciidamada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSYLSomaliTV%2Fvideos%2F505579071775563%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled-Xaawo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled-Xaawo iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-27T13:14:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-27T13:14:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled-Xaawo iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-27T13:14:48+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/","name":"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp","datePublished":"2023-02-27T13:14:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/MAxkamada-ciidanka-Xasan-Cali-Shuute.webp","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-shuute-oo-dooloow-lagu-weeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiye Shuute oo Dooloow lagu weeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177264"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177267,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177264\/revisions\/177267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177266"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}