{"id":177274,"date":"2023-02-28T12:22:04","date_gmt":"2023-02-28T09:22:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177274"},"modified":"2023-02-28T12:26:26","modified_gmt":"2023-02-28T09:26:26","slug":"dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177250\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ka socdaa qeybo kamid ah magaalada .<\/p>\n<p>Dagaalka saakay ka socda magaalada Laascaanood ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus , waxaana madaafiic culus ciidamada Somaliland ku garaaceen qeybo kamid magaalada ay ku jiraan xarumo caafimaad.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in saakay galbeedka magaalada Laascaanood farriisimo ay ciidanka ku lahaayeen soo weerareen kooxo ay ku tilmaameen nabad diid iyo argagsxiso.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=317&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDaljirMultimedia%2Fvideos%2F204791572207253%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nWar saxaafadeedka Somaliland kasoo baxay ayaa u qornaa sida tan:<\/p>\n<p><strong>WAR-SAXAAFADEED<\/strong><\/p>\n<p>Hargeya-28-02-2023(), waxaa fadhiisimada Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Galbeed Magaalada Laascaanood soo weeraray kooxaha Nabad diidka iyo Argagixisada ah ee ku sugan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka duulaya in ay is difaacaan ayaa dhirbaaxo kulul ku dhuftay kooxaha huwanta ah ayna ku soo biireen Taliyayaal Ciidan oo ka yimi Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxay diyaar u yihiin in ay shacabkooda ka difaacaan kooxaha Argagixisada ah ee gabaadka ka dhiganaya dadka shacabka,kooxahan oo isaga kala yimi meelo kala duwan.<\/p>\n<p>Waxay Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland u cadaynaysaa Beesha Caalamka iyo wadamada jaarka ah in kooxahan Argagixisada ah ee dagaal kula jira Somaliland ay khadar ku yihiin nabadgelyada iyo Xasiloonida Gobolka Geeska Afrika, waxayna Dawladda Somaliland ku baaqaysaa in la iska kaashado kooxahan Argagixisada ah sidii looga sifayn lahaa Magaalada Laascaanood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ka socdaa qeybo kamid ah magaalada . Dagaalka saakay ka socda magaalada Laascaanood ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus , waxaana madaafiic culus ciidamada Somaliland ku garaaceen qeybo kamid magaalada ay ku jiraan xarumo caafimaad. War saxaafadeed kasoo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177250,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ka socdaa qeybo kamid ah magaalada . Dagaalka saakay ka socda magaalada Laascaanood ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus , waxaana madaafiic culus ciidamada Somaliland ku garaaceen qeybo kamid magaalada ay ku jiraan xarumo caafimaad. War saxaafadeed kasoo baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-28T09:22:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-28T09:26:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-28T09:22:04+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-28T09:26:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ka socdaa qeybo kamid ah magaalada . Dagaalka saakay ka socda magaalada Laascaanood ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus , waxaana madaafiic culus ciidamada Somaliland ku garaaceen qeybo kamid magaalada ay ku jiraan xarumo caafimaad. War saxaafadeed kasoo baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-28T09:22:04+00:00","article_modified_time":"2023-02-28T09:26:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","datePublished":"2023-02-28T09:22:04+00:00","dateModified":"2023-02-28T09:26:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023227638130551671021146.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-socda-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dagaal culus oo saakay ka socda Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177274"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177274"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177277,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177274\/revisions\/177277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177250"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}