{"id":177307,"date":"2023-03-01T12:32:53","date_gmt":"2023-03-01T09:32:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177307"},"modified":"2023-03-01T12:32:53","modified_gmt":"2023-03-01T09:32:53","slug":"al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177308\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo dhawaan ay shaaciyeen Saraakiisha ciidanka xoogga dalka in Al-shabaab ay ku go&#8217;doomiyeen dhulka keymaha ah ee ku yaala Koonfurta gobolka Mudug ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalamayaasha la go&#8217;doomiyay iney keymaha duurka ah ugu dhimanayaan gaajo iyo haraad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Macalin Yaxye ayaa Warbaahinta qaranka u sheegay in Al-shabaab gaajo iyo haraad ugu dhimanayaan dhulka keymaha leh ee lagu go&#8217;doomiyay.<\/p>\n<p>\u201cKhawaarijta waxay markii hore gabaad ka dhigan jireen shacabka, iyaga oo dhac, boob iyo dhibaatayn joogto ah ku hayay dadka masaakiinta ah, taasoo sababtay in shacabku ka hor yimaadaan islamarkaana ay waayaan meel ay ku dhuuntaan oo ay ka helaan waxay cunaan\u201d ayuu yiri Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maxamuud Macallin Yaxye.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlihii hore ee Diinta iyo Awqaafta ayaa sidoo kale sheegay in guulaha laga gaaray dagaalada ka dhanka ah kooxda Shabaab ay doorweyn ka qaateen dadka shacabka ah oo dagaalo fool ka fool ah la galay kooxda Al-shabaab, isagoona ku baaqay in la dajiyo qorshahii keymaha looga saari lahaa dagaalamayaasha kooxda ee ku dhuumaaleysanaya.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama looga adkaaday weerarada tooska ah waa in dowladda dejiso qorshihii looga saari lahaa goobaha keymaha oo ay u carareen iyo godadka ay ku dhuumaleysanayaan oo aan la fududeysan, waxa suurta gal ah inay dib iskaga soo abaabulaan keymaha iyo meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan waa in dhaqso looga howlgalo&#8221; ayuu yiri Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maxamuud Macallin Yaxye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan ay shaaciyeen Saraakiisha ciidanka xoogga dalka in Al-shabaab ay ku go&#8217;doomiyeen dhulka keymaha ah ee ku yaala Koonfurta gobolka Mudug ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalamayaasha la go&#8217;doomiyay iney keymaha duurka ah ugu dhimanayaan gaajo iyo haraad. &nbsp; Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Macalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo dhawaan ay shaaciyeen Saraakiisha ciidanka xoogga dalka in Al-shabaab ay ku go&#8217;doomiyeen dhulka keymaha ah ee ku yaala Koonfurta gobolka Mudug ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalamayaasha la go&#8217;doomiyay iney keymaha duurka ah ugu dhimanayaan gaajo iyo haraad. &nbsp; Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Macalin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-01T09:32:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/\",\"name\":\"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-01T09:32:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon","og_description":"Iyadoo dhawaan ay shaaciyeen Saraakiisha ciidanka xoogga dalka in Al-shabaab ay ku go&#8217;doomiyeen dhulka keymaha ah ee ku yaala Koonfurta gobolka Mudug ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalamayaasha la go&#8217;doomiyay iney keymaha duurka ah ugu dhimanayaan gaajo iyo haraad. &nbsp; Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Macalin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-01T09:32:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/","name":"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg","datePublished":"2023-03-01T09:32:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132351229054260.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xaalad-adag-ku-wajahaya-dhulka-lagu-godoomiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-shabaab oo xaalad adag ku wajahaya dhulka lagu go\u2019doomiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177307"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177309,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177307\/revisions\/177309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}