{"id":177384,"date":"2023-03-03T12:17:58","date_gmt":"2023-03-03T09:17:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177384"},"modified":"2023-03-03T12:17:58","modified_gmt":"2023-03-03T09:17:58","slug":"daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177385\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xagla Toosiye oo u warramay Somali American TV, ayaa isaga oo Buuhoodle ku sugan ayaa sheegay, in xukuumada Somaliland ay magaalada Laascaanood ka gaysatay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, sida darteedna aanu kasii mid ahaan karin nidaamka Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Anigu waxan siyaasi u ahay dadkayga, siyaasina kama ahaan karo meel lagu xasuuqayo dadkayga, marka waxan si cad halkan uga caddaynaya in aan gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland kadib markii aan arkay arxan darida iyo naxariis darada&#8221; ayuu yidhi Xagla Toosiye.<\/p>\n<p>Xagla Toosiye waxa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay iyadu soo xidhay jidkasta oo nabad lagu gaadhi lahaa, isla markaana ay shacabka u isticmaashay awood ciidan oo aan loo meel dayin.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu wax laga xumaado ku tilmaamay in xukuumadu ay dadka ka dagaalamaya magaalada Laascaanood ay ku tilmaanto argagixiso, isaga oo sheegay in ay tahay dhaqan ay Somaliland leedahay in ay argagixiso ku sheegto cidkasta oo kasoo horjeedsata.<\/p>\n<p>Xagla Toosiye ayaa hore u hogaamin jiray jabhad la odhan jiray SSC oo, ka dagaalami jirtay aaga Buuhoodle, iyo gobolka Sool, isagoo markii danbe la heshiiyay xukuumadii Siilaanyo, isla markaana wasiirka caafimaadka noqday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSomaliAmericantv%2Fvideos%2F883197322772277%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed. &nbsp; Xagla Toosiye oo u warramay Somali American TV, ayaa isaga oo Buuhoodle ku sugan ayaa sheegay, in xukuumada Somaliland ay magaalada Laascaanood ka gaysatay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, sida darteedna aanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed. &nbsp; Xagla Toosiye oo u warramay Somali American TV, ayaa isaga oo Buuhoodle ku sugan ayaa sheegay, in xukuumada Somaliland ay magaalada Laascaanood ka gaysatay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, sida darteedna aanu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-03T09:17:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-03T09:17:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed. &nbsp; Xagla Toosiye oo u warramay Somali American TV, ayaa isaga oo Buuhoodle ku sugan ayaa sheegay, in xukuumada Somaliland ay magaalada Laascaanood ka gaysatay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, sida darteedna aanu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-03T09:17:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/","name":"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg","datePublished":"2023-03-03T09:17:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202333638134045962425269.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xagla-toosiye-oo-caddayay-inuu-gabi-ahaanba-ka-baxay-siyaasadii-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xagla Toosiye oo Caddayay inuu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177384"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177384"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177386,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177384\/revisions\/177386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}