{"id":177442,"date":"2023-03-05T23:22:01","date_gmt":"2023-03-05T20:22:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177442"},"modified":"2023-03-05T23:22:01","modified_gmt":"2023-03-05T20:22:01","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177443\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa $5 milyan oo dollar ugu deeqday Turkiga, taasoo ah gurmadka dhulgariirka ku dhuftay dalkaas, kaasoo geystay khasaare weyn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kaalmadan oo ka timid dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed labadaba, ayay xukuumadda Soomaaliya sheegtay inay muujineyso garab istaagga Ankara iyo shacabkeeda waxyeeladu kasoo gaartay dhulgariirka musiibada ahaa.<\/p>\n<p>Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa guddiga KMG ah ee uu ra\u2019iisul wasaaruhu u xil saaray inay gacanta ku hayaan deeqdaasi, waxay safaaradda Turkiga ku wareejiyeen lacag dhan sagaashan milyan iyo todobo boqol iyo afar iyo toban kun oo Liira ah.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay ra\u2019iisul wasaare Xamze Cabdi Barre, guddoonka baarlamaanka iyo wasiirro iyo xildhibaanno kale.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in musiibadii ka dhacday Turkiga ay ka barteen in dadka Soomaaliyeed ay wax walba qabsan karaan haddii ay midoobaan.<\/p>\n<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim Mete Yagli, ayaa yiri: Turkiye wuxuu hadda wajahayaa masiibo xun, waxaad na tusteen taageero dhaqaale oo aad u qiimo badan iyo dareen walaaltinimo.<\/p>\n<p>Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii balaadhnaa ee 6-dii Febraayo ayaa kor u dhaafaya 45,000, sida ay sheegtay hay\u2019adda maaraynta masiibooyinka ee Turkiga, taasoo ka dhigaysa musiibadii ugu xumayd ee Turkiga ka dhacda qarnigii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Ilaa 214,000 oo dhismo ah oo ka koobnaa 608,000 oo guri ayaa dumay ama soo gaadhay burbur xooggan, ayuu yidhi Erdogan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa $5 milyan oo dollar ugu deeqday Turkiga, taasoo ah gurmadka dhulgariirka ku dhuftay dalkaas, kaasoo geystay khasaare weyn. &nbsp; Kaalmadan oo ka timid dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed labadaba, ayay xukuumadda Soomaaliya sheegtay inay muujineyso garab istaagga Ankara iyo shacabkeeda waxyeeladu kasoo gaartay dhulgariirka musiibada ahaa. Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa $5 milyan oo dollar ugu deeqday Turkiga, taasoo ah gurmadka dhulgariirka ku dhuftay dalkaas, kaasoo geystay khasaare weyn. &nbsp; Kaalmadan oo ka timid dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed labadaba, ayay xukuumadda Soomaaliya sheegtay inay muujineyso garab istaagga Ankara iyo shacabkeeda waxyeeladu kasoo gaartay dhulgariirka musiibada ahaa. Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa guddiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-05T20:22:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-05T20:22:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa $5 milyan oo dollar ugu deeqday Turkiga, taasoo ah gurmadka dhulgariirka ku dhuftay dalkaas, kaasoo geystay khasaare weyn. &nbsp; Kaalmadan oo ka timid dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed labadaba, ayay xukuumadda Soomaaliya sheegtay inay muujineyso garab istaagga Ankara iyo shacabkeeda waxyeeladu kasoo gaartay dhulgariirka musiibada ahaa. Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa guddiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-05T20:22:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg","datePublished":"2023-03-05T20:22:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638135981738636113.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-turkiga-ku-wareejisay-shan-million-oo-dollar-oo-ah-gurmadka-dhul-gariirka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku wareejisay shan million oo dollar oo ah gurmadka dhul gariirka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177444,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177442\/revisions\/177444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}