{"id":177448,"date":"2023-03-05T23:25:21","date_gmt":"2023-03-05T20:25:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177448"},"modified":"2023-03-05T23:25:21","modified_gmt":"2023-03-05T20:25:21","slug":"daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177449\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ku eedeeyay in uu ka danbeeyo colaada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Faysal waxa uu ku andacooday in madaxweyne Farmaajo, uu dhigay qorshe la doonayo in Somaliland lagu burburiyo 5 tii sanno ee uu talada Soomaaliya hayay.<\/p>\n<p>&#8220;Qorshahani waa qorshe la doonayo in Somaliland lagaga saaro khariidada, qorshahan waxa ka shaqeeyay Ina Farmaajo shantii sanno ee uu Xamar ku amar ku taaglaynayay, qorshani wuxuu leeyahay guddi sare oo isir ku salaysan, oo 21 ah oo G21 la yidhaa&#8221; ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in guddidan ay ku jiraan madax hore oo soo martay dalka Soomaaliya, sida Cumar Cabdirashiid, Cabdiwali Gaas, Farmaajo, iyo waliba siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin iyo qaar kale, sida uu hadalkiisa u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu Faysal ku andacooday in ciidanka dowlada Soomaaliya tababarka ugu dirtay Eriteriya loogu talo galay in Somaliland lagu waxyeeleeyo, waxaanu ku baaqay in la garab istaago ciidamada Somaliland, isaga oo sheegay in ay iyagu guulaysan doonaan.<\/p>\n<p>Faysal dhinaca kale, xukuumada madaxweyne Biixi ayuu ku eedeeyay in ay ka danbaysay oo ay sabab u ahayd colaada Laascaanood, isaga oo ku andacooday in madaxweynaha uu kursigiisu kala waynyahay jiritaanka Somaliland.<\/p>\n<p>Garaadada ku sugan Laascaanood, ayuu sheegay in kooxo kale ay lugoynayaan, isla markaana wuxuu ugu baaqay in ay ka taxadar ciidamada usoo gurmanaya ee maalmihii ugu danbeeyay imanayay Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassangallaydh%2Fvideos%2F875305703557613%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ku eedeeyay in uu ka danbeeyo colaada Laascaanood. &nbsp; Faysal waxa uu ku andacooday in madaxweyne Farmaajo, uu dhigay qorshe la doonayo in Somaliland lagu burburiyo 5 tii sanno ee uu talada Soomaaliya hayay. &#8220;Qorshahani waa qorshe la doonayo in Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ku eedeeyay in uu ka danbeeyo colaada Laascaanood. &nbsp; Faysal waxa uu ku andacooday in madaxweyne Farmaajo, uu dhigay qorshe la doonayo in Somaliland lagu burburiyo 5 tii sanno ee uu talada Soomaaliya hayay. &#8220;Qorshahani waa qorshe la doonayo in Somaliland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-05T20:25:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/\",\"name\":\"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-05T20:25:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ku eedeeyay in uu ka danbeeyo colaada Laascaanood. &nbsp; Faysal waxa uu ku andacooday in madaxweyne Farmaajo, uu dhigay qorshe la doonayo in Somaliland lagu burburiyo 5 tii sanno ee uu talada Soomaaliya hayay. &#8220;Qorshahani waa qorshe la doonayo in Somaliland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-05T20:25:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/","name":"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg","datePublished":"2023-03-05T20:25:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136122023731301.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-laascaanood-waa-qorshe-la-doonayo-in-somaliland-khariidada-lagaga-saaro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Dagaalka Laascaanood waa qorshe la doonayo in Somaliland khariidada lagaga saaro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177448"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177450,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177448\/revisions\/177450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177449"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}