{"id":177451,"date":"2023-03-06T12:30:46","date_gmt":"2023-03-06T09:30:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177451"},"modified":"2023-03-06T12:30:46","modified_gmt":"2023-03-06T09:30:46","slug":"daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay dagaalka Laascaanood ka qeyb galayaan haddii garaadada SSC ay ka codsadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland haatan aysan wax door ah ku lahayn colaadda gobolka Sool, islamarkaana wuxuu sheegay dadka Laascaanood inay isaga filan yihiin inay difaacaan sharafkooda iyo rabitaankooda ummaddeed.<\/p>\n<p>\u201cPuntland qeyb kama aha dagaalka Laascaanood, Waxaanse ku kalsoonahay Shacabka reer Laascaanood in ay Sharafkooda iyo cirdigooda difaacaan, Kalsooni buuxda baan ku qabnaa, Waxaan u sheegayna Caalamka iyo Cidwalba in aan mus-danbeed u nahay Laascaanood, Marka Isimada iyo Garaadada ay Puntland si rasmi ah uga codsadaan oo arrinta kari waayaan, Waxaan Fariin halkan ugu dirayaa in aan diyaarnahay\u201d ayuu yiri madaxweyne Deni<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in Somaliland ay doonayso inay si jajuub ah gobolka Sool iyo dadkiisa ugu diidayso doonistooda ku aadan midnimada Soomaaliya, isagoo tilmaamay markii ay diideen in loo adeegsaday hubka laga mamnuucay in shacabka loo adeegsado.<\/p>\n<p>Deni waxa uu ku baaqay nabad iyo in xaaladda gobolka Sool lagusoo celiyo sidii uu ahaa, wuxuuna sheegay inay taasi ku imaan karto in Somaliland ciidankeeda ay ka saarto gobolka Sool.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F179868788090647%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay dagaalka Laascaanood ka qeyb galayaan haddii garaadada SSC ay ka codsadaan. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland haatan aysan wax door ah ku lahayn colaadda gobolka Sool, islamarkaana wuxuu sheegay dadka Laascaanood inay isaga filan yihiin inay difaacaan sharafkooda iyo rabitaankooda ummaddeed. \u201cPuntland qeyb kama aha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay dagaalka Laascaanood ka qeyb galayaan haddii garaadada SSC ay ka codsadaan. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland haatan aysan wax door ah ku lahayn colaadda gobolka Sool, islamarkaana wuxuu sheegay dadka Laascaanood inay isaga filan yihiin inay difaacaan sharafkooda iyo rabitaankooda ummaddeed. \u201cPuntland qeyb kama aha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-06T09:30:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-06T09:30:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg\",\"width\":660,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay dagaalka Laascaanood ka qeyb galayaan haddii garaadada SSC ay ka codsadaan. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland haatan aysan wax door ah ku lahayn colaadda gobolka Sool, islamarkaana wuxuu sheegay dadka Laascaanood inay isaga filan yihiin inay difaacaan sharafkooda iyo rabitaankooda ummaddeed. \u201cPuntland qeyb kama aha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-06T09:30:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":358,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/","name":"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg","datePublished":"2023-03-06T09:30:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136599182483347.jpeg","width":660,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-hadii-isimada-dhulbahante-soodal-badan-inay-kaqaybgalidonaan-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni oo sheegay hadii isimada Dhulbahante soodal badan inay kaqaybgalidonaan dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177451"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177453,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177451\/revisions\/177453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177452"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}