{"id":177454,"date":"2023-03-06T12:33:00","date_gmt":"2023-03-06T09:33:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177454"},"modified":"2023-03-06T12:33:00","modified_gmt":"2023-03-06T09:33:00","slug":"dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177455\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay in ay qayb ka tahay dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Kooxaha huwanta ah ee sugan Magaalada Laascaanood ee ka kooban argagixiso, Nabad-diid iyo Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 06\/03\/2023 weerar ku soo qaaday fadhiisimada Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan agagaarka magaalada Laascaanood&#8221;.<\/p>\n<p>Dagaalka saaka ayay xukuumadu dhankeeda ku tilmaantay mid fulaynimo ah, oo Puntland ku doonaysay in anay shacabka reer Laascaanood nabad helin, isla markaana lagu carqaladaynayo geedi socodka nabada, dhinacyada ay xukuumadu eedaysay wali wax jawaaba kama bixin eedaynta xukuumada.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Laascaanood ayaa daganayd maalmihii lasoo dhaafay kadib dagaalo muddo 20 cisho ka badan ka socday magaalada iyo agagaarkeeda, isla markaana waxa jira dadaalo ay qaar kamid ah dowladaha darisku doonayaan in xabad joojinta lagu hirgaliyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada. &nbsp; Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay in ay qayb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada. &nbsp; Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay in ay qayb ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-06T09:33:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/\",\"name\":\"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-06T09:33:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada. &nbsp; Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay in ay qayb ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-06T09:33:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/","name":"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg","datePublished":"2023-03-06T09:33:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136667247191864.jpeg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saaka-dib-uga-qarxay-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal saaka dib uga qarxay duleedka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177454"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177456,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177454\/revisions\/177456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177455"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}