{"id":177468,"date":"2023-03-06T23:59:06","date_gmt":"2023-03-06T20:59:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177468"},"modified":"2023-03-07T00:27:23","modified_gmt":"2023-03-06T21:27:23","slug":"daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177473\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali oo gadhwadeen ka ah dhaqdhaqaaqa Somaliland lagaga soo horjeedo ee ka socda magaalada Laascaanood, ayaa markale ku baaqay in ciidamada Somaliland ka baxaan deeganada ay dagaan beelaha uu madaxda u yahay.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali, oo waraysi gaar ah siiyay Maxamed Yuusuf Bakayle, ayaa sheegay in Somaliland anay ka go&#8217;ayn Soomaaliya, isaga oo sheegay in doorashada kali ah ee Somaliland haysataa ay tahay in ay wax la qaybsato dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa laysku dilayay waxay ahayd kala go&#8217;a, kaasina maaha dookh yaala oo dariishada ayuu ka baxay, dookha yaalaa waxa weeyaan sidee dowlad Soomaaliyeed oo wacan loo hagaajisan karaa ee loo dhisan karaa&#8221; ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Cali.<\/p>\n<p>Garaadku gooni-isutaaga Somaliland ayuu ku tilmaamay wax aan suuragal ahayn iyo danbi &#8220;Wax gooni-isutaag la yidhaahdaa ma jiro macquula maaha, dowladii Soomaaliya ayaa u tudhaysaye danbi ayay ahaan lahayd&#8221;.<\/p>\n<p>Garaadku waxa uu sheegay in talada midnimada beeshiisu iyo halganka ay Somaliland kaga soo horjeedaan, ay ka timid shirkii uga qabsoomay magaalada jigjiga, halkaana ay kusoo lafa-gureen talada ay hada ku shaqaynayaan.<\/p>\n<p>Waxa uu markale ku baaqay in ciidamada Somaliland ay ka baxaan gobolka Sool, isaga oo ku andacooday in ay ciidamada siiyeen jid ay ku baxaan, wuxuuna dhanka kale sheegay in aanu wadahadal suuragal ahayn inta madaxweyne Biixi uu Somaliland gadh-wadeenka ka yahay.<\/p>\n<p>Garaadku waxa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu dhagaysanayn talooyinka waxgaradka, isla markaana uu ka baqanayo in dhibaatadu ay intaa ka siibadato.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F250361953989795%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaad Jaamac Garaad Cali oo gadhwadeen ka ah dhaqdhaqaaqa Somaliland lagaga soo horjeedo ee ka socda magaalada Laascaanood, ayaa markale ku baaqay in ciidamada Somaliland ka baxaan deeganada ay dagaan beelaha uu madaxda u yahay. Garaad Jaamac Garaad Cali, oo waraysi gaar ah siiyay Maxamed Yuusuf Bakayle, ayaa sheegay in Somaliland anay ka go&#8217;ayn Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaad Jaamac Garaad Cali oo gadhwadeen ka ah dhaqdhaqaaqa Somaliland lagaga soo horjeedo ee ka socda magaalada Laascaanood, ayaa markale ku baaqay in ciidamada Somaliland ka baxaan deeganada ay dagaan beelaha uu madaxda u yahay. Garaad Jaamac Garaad Cali, oo waraysi gaar ah siiyay Maxamed Yuusuf Bakayle, ayaa sheegay in Somaliland anay ka go&#8217;ayn Soomaaliya, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-06T20:59:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-06T21:27:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-06T20:59:06+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-06T21:27:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon","og_description":"Garaad Jaamac Garaad Cali oo gadhwadeen ka ah dhaqdhaqaaqa Somaliland lagaga soo horjeedo ee ka socda magaalada Laascaanood, ayaa markale ku baaqay in ciidamada Somaliland ka baxaan deeganada ay dagaan beelaha uu madaxda u yahay. Garaad Jaamac Garaad Cali, oo waraysi gaar ah siiyay Maxamed Yuusuf Bakayle, ayaa sheegay in Somaliland anay ka go&#8217;ayn Soomaaliya, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-06T20:59:06+00:00","article_modified_time":"2023-03-06T21:27:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/","name":"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg","datePublished":"2023-03-06T20:59:06+00:00","dateModified":"2023-03-06T21:27:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638137136797979394.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gooni-isu-taaga-somaliland-waa-danbi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Garaad Jaamac: Gooni-isu taaga Somaliland waa danbi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177468"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177468"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177479,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177468\/revisions\/177479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177473"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}